Kulan lagu yaboohay 10 kun oo dollar oo lagu qabtay Baladweyne

Kulan lagu yaboohay 10 kun oo dollar oo lagu qabtay Baladweyne

Sabti, Abril 13-2019(HNN) Magaalada Baladweyne ayaa lagu qabtay kulan looga hadlayo sidii wada jir loo caawin lahaa dadka danyarta waxana ka qeyb galay xubno ka tirsan maamulka heer gobol iyo degmo ee gobolka Hiiraan iyo qaar ka mid ah hay’addaha samafalka iyadoo lagu yaboohay lacag dhan 10 kun oo dollar.

Warbixintan waxaa noo haya Cumar Yuusuf Aadan Ameeriko.

Xigasho Radio Beerlula.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published.