RW Soomaaliya oo Guddoomiyay Kulan Looga Hadlay Habsami U Socodka Cafinta Daymaha lagu leeyahay Soomaaliya oo lagu qabtay Washington.

RW Soomaaliya oo Guddoomiyay Kulan Looga Hadlay Habsami U Socodka Cafinta Daymaha lagu leeyahay Soomaaliya oo lagu qabtay Washington.

Sabti, Abril 13-2019(HNN)- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayr ayaa gudoomiyay kulan looga hadlayo habsami u socdka deymaha lagu lee yahay Soomaaliya, waxana ka qeyb galay kulanka xubno kala socda dalalka dunida iyo hay’adaha deeqaha bixiya, Bangiga adduunka iyo hay’adda lacagta aduunka.

Wasiirka maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Cabdiraxmaan Ducaale Beyle, ayaa ka waramaya arrimaha diirada lagu saaray kulanka.

Leave a Reply

Your email address will not be published.