DHAGEYSO: Shacabka Baladweyne oo baaq u diray dowladda federaalka iyo Hirshabeelle

DHAGEYSO: Shacabka Baladweyne oo baaq u diray dowladda federaalka iyo Hirshabeelle

Isniin, Abril 15-2019(HNN)- Isbitaalka guud ee gobolka Hiraan ayaa xiligan wajahaya xaalad adag oo soo food saartay kadib  markii ay ka baxday hay’adda sasfi oo gacanta ku heysay qeyb ka mid ah isbitaalka oo ay ka mid tahay qeybta gurmadka deg deg ah.

Warbixintan waxaa noo haya Cumar Yuusuf Aadan Ameeriko.

Xigasho Radio Beerlula.

Leave a Reply

Your email address will not be published.