DHAGEYSO+SAWIRRO: Guddiga amniga caasimadda oo shir ku yeeshay Muqdisho

DHAGEYSO+SAWIRRO: Guddiga amniga caasimadda oo shir ku yeeshay Muqdisho

Isniin, Abril 15-2019(HNN)- Ra’iisul Wasaare ku-xigeen Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), ayaa guddoomiyay shirka amiga oo looga hadlay xaaladda amniga ee dalka gaar ahaan adkaynta amniga caasimadda

Guddoomiyaha gobalka Banaadir, ahna duqa Muqdisho, Eng. Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Yariisow) ayaa sheegay in la isla gartay in bulshada Soomaaliyeed ay muujin karaan shucuurtooda oo ay la xisaabtami karaan dawladda si nabad ah.

Leave a Reply

Your email address will not be published.