shirkaddaha ka howlgala Baladweyne oo fursado shaqo ka heleen dhalinyaro badan

shirkaddaha ka howlgala Baladweyne oo fursado shaqo ka heleen dhalinyaro badan

Isniin, Abril 15-2019(HNN)-  Dhalinyaro badan oo ku sugan magaalada Baladweyne  ayaa fursado shaqo ka helay qaar kamid ah  shirkadaha ka howlgal magaalada waxaana Shirkadahaasi  kamid ah Shirkada Daabacaaada ee  Saanjad.

Warbixintan waxaa noo haya Cabdulqaadir Cumar Ibraahim Nadaara.

Xigasho Radio Beerlula.

Leave a Reply

Your email address will not be published.