DHAGEYSO: Dhaqaatiirta Baladweyne oo waalidiinta ugu baaqay in caruurtoda ka ilaaliyaan isticmaalka biyaha webiga shabeelle.

DHAGEYSO: Dhaqaatiirta Baladweyne oo waalidiinta ugu baaqay in caruurtoda ka ilaaliyaan isticmaalka biyaha webiga shabeelle.

Talaado, April, 16, 2019 (HNN)– dhaqaatiirta ka howlgala magaalada Baladweyne ayaa shacabka degan magaalada  uga digay isticmaalka biyaha webiga shabeelle maadaam midabka iyo dhadhanka biyaha ay isbedeel islamarkana laga yaabo inay cuduro ka dhashan.

Warbixintan waxaa noo haya Cabdulqaadir Cumar Ibraahim Nadaara.

Maxamed Yuusuf Cabdulaahi

Hiilnews.com

Myuusuf02015@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published.