DHAGEYSO: Dhalinyarada ka shaqeysa dhismaha guryaha Baladweyne oo dhalinta kale ugu baaqay inay shaqeystan si ay uga marman tahriibka

DHAGEYSO: Dhalinyarada ka shaqeysa dhismaha guryaha Baladweyne oo dhalinta kale ugu baaqay inay shaqeystan si ay uga marman tahriibka

Arbaco, April, 17, 2019 (HNN)– Dhalinyaro  badan oo kunool magaalada beledweyne  ayaa ku dhiiraday in ay maareeyaan nolosha reerkooda iyaga o qaarkood ka shaqeeya  dhismaha guryaha

Qaar kamid ah dhalinayaradan ayaa Radio Beerlula usheegay in ay ku qanacsan yihiin shaqadooda waxayna dhalinyarada kale ugu baqeen  inay shaqeystan si ay uga marman tahriibka.

Warbixintan waxaa noo haya Cumar Yuusuf Aadan Ameeriko.

Maxamed Yuusuf Cabdulaahi

Hiilnews.com

Myuusuf02015@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published.