DHAGEYSO: Magacyada kooxaha ka haray tartanka Baladweyne iyo kuwa soo gudbay

DHAGEYSO: Magacyada kooxaha ka haray tartanka Baladweyne iyo kuwa soo gudbay

Khamiis-May-2-2019(HNN)- Guddoomiyaha olombikadda gobolka Hiiraan Cali Maxamed Cabdi Raaxooy ayaa Radio Beerlula u sheegay in saddex kooxood oo ka mid ah kooxaha ka qeyb galaya tartanka ka socda magaalada Baladweyne ay ka hareen tartanka.

Leave a Reply

Your email address will not be published.