DHAGEYSO: Dhalinyarada bilaabay barnaamiijka afuri walaalka oo dalbaday in garab lagu siiyo barnaamijkan.

DHAGEYSO: Dhalinyarada bilaabay barnaamiijka afuri walaalka oo dalbaday in garab lagu siiyo barnaamijkan.

Arbaco-8-2019(HNN)- Guddoomiyaha ururka wacyi gelinta bulshada iyo horumarinta gobolka Hiiraan Cabdirashiid Faarax Cabdi oo la hadlay Hiilnews ayaa ka codsaday cid kasta oo wax heysata in garab lagu siiyo barnaamijka afuri walaalka oo ururkooda uu bilaabay islamarkana afur loogu sameynayo dadka aan awoodin inay fur helan.

Leave a Reply

Your email address will not be published.