SAWIRRO+DHAGEYSO: Waddo laami ah oo laga dhagax dhigay degmada Shangaani

SAWIRRO+DHAGEYSO: Waddo laami ah oo laga dhagax dhigay degmada Shangaani

Arbaco-8-2019(HNN) Maamulka Gobolka Banaadir ayaa maanta dhagax dhigey waddo laami ah oo laga hirgalinayo Degmada Shingaani, waddadan ayaa waxa ay ka bilaabaneysaa Wasaaradda Gaadiidka Cirka iyo Dhulka ilaa Saldhiga Degmada Cabdi-Casiis oo muhiim u ah isu socodka labada Degmo.

Ku-simaha Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Guddoomiye ku-xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Mudane Xuseen Maxamed Nuur iyo guddoomiye ku xigeenka arrimaha bulshada gobolka Banaadir Basma Caamir shakeeti ayaa ka waramaya ahmiyadda wadadan.

Leave a Reply

Your email address will not be published.