DAAWO: Wasiirka waxbarashada oo ku dhawaaqay in la joojiyay imtixaankii iyo xiliga uu bilaabanayo

DAAWO: Wasiirka waxbarashada oo ku dhawaaqay in la joojiyay imtixaankii iyo xiliga uu bilaabanayo

Isniin-May-13-2019(HNN)- Wasiirka waxbarashada, Hidaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Barre ayaa goordhow ku dhowaaqay in la joojiyay Imtixaanka qaran ee dugsiyada Sare.

Arintan ayaa ka dambeysay kadib markii la bixiyay qishka Imtixaanka kaas oo mugdi gelin karay Mustaqbalka Ardayda Soomaaliyeed.

Wasiirka oo Safar ka soo laabtay ayaa sheegay in 27ka bishaan la geli doono Imtixaanka sanad dugsiyeedka 2018-2019.

Leave a Reply

Your email address will not be published.