Akhirso: Guddoomiyihii uu xilka ka qaaday Farmaajo oo xayiraad lagu soo rogay

Akhirso: Guddoomiyihii uu xilka ka qaaday Farmaajo oo xayiraad lagu soo rogay

Jimco-May-24-2019(HNN)-  Hanti dhowrka guud ee  Qaranka ayaa xayiraad maaliyadeed iyo mid safar ku soo rogay Guddoomiye ku xigeenkii hore ee maamulka iyo maaliyada Gobolka Banaadir Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne).

Xuseen oo ahaa mid ka mid ah mas,uuliyiintii ugu awooda Gobolka ayaa xalay saqdii dhexe si lama filaan ah xilla looga qaaday, waxaana lagu bedelay Ibraahim Cumar Mahad Alle.

Leave a Reply

Your email address will not be published.