Maamulka degmada Matabaan oo ku baaqay in Deg Deg Loo Joojiyo colaada Waradheer

Maamulka degmada Matabaan oo ku baaqay in Deg Deg Loo Joojiyo colaada Waradheer

Guddoomiye ku xigeenka amniga iyo siyaasadda degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan  Ducaale Aadan Cabdi Garaase oo la hadlay Radio Beerlula ayaa ugu baaqay waxgaradka ka soo kala jeeda labo maleeshiyo beelood oo ku dagaalamay deegaanka Waradheer oo hoos taga degmada Matabaan inay joojiyaan coladda islamarkana  wada hadal ku dhameeyaan coladda.

Leave a Reply

Your email address will not be published.