Waa Kuwee Shan Wadan oo martigelin kara Ciyaaraha Koobka Aduunka?

Waa Kuwee Shan Wadan oo martigelin kara Ciyaaraha Koobka Aduunka?

Madaxweynihii hore ee UEFA Michel Platini ayaa xabsi loo taxaabay iyadoo su’aalo laga weydiinayo baaritaan la xiriira sida ay Qatar ugu guuleysatay martigelinta Koobka Adduunka ee 2022.

Qatar ayaa martigelinta Koobka Adduunka waxa ay ku garaacday dalalka Australia, Japan, South Korea iyo Mareykanka ka dib cod ay qaadeen gudiga joogtada ah ee FIFA laakiin kala bar 22kii nin ee codeysay waxaa lagu eedeeyay inay laaluush ka heleen dowlada Qatar.

Hadaba hadii Dowladda Qatar laga wareejio martigelionta Koobka Adduunbka yaa martiglein kara.

1:  Dowladda Ingiriiska oo leh Saddex Garoon oo kala ah Wembley Stadium, Old Trafford, Tottenham Hotspur Stadium.

2: USA oo leh Saddex Garoon oo kala ah  Mercedes-Benz Stadium, Michigan Stadium, Beaver Stadium

3:  Dowladda Spain  oo leh Saddex Garoon oo kala ah Camp Nou, Santiago Bernabeu, Wanda Metropolitano.

4: Dowladda  Argentina oo leh Saddex Garoon oo kala ah Monumental Antonio V. Liberti, Presidente Juan Domingo Peron, Estadio Mario Alberto Kempes.

5:  The Netherlands oo leh Saddex Garoon oo kala ah Johan Cruyff Arena, De Kuip, Philips Stadion.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published.