Wado muhiim ah oo ku taalla Baladweyne oo dib u dayactir lagu bilaabay

Wado muhiim ah oo ku taalla Baladweyne oo dib u dayactir lagu bilaabay

Jimco-July-2019(HNN) Xildhibaan Axmed Cabdi Cali oo ka mid ah baarlamanka Hirshabeelle ayaa bixiyay lacagta dib loogu dayactirayo wado muhiim ah  oo ku taalla xaafadda howlwadaag ee magaalada Baladweyne.

dib u dayactirka wadadan oo maanta ka bilaabatay magaalada Baladweyne ayaa waxaa goob joog ka ahaa xildhibaan Axmed Cabdi Cali iyo waxgaradka xaafadda howlwadaag.

Wadadan ayaa lagu shubaya meelaha burburka uu ka soo gaaray caro.

Leave a Reply

Your email address will not be published.