Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo kusii Jeeda Gobolka Bakool

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo kusii Jeeda  Gobolka Bakool

Wasaaradda arrimaha Gudaha dowlada Federaalka  iyo Wasaaradda arrimaha Gudaha dowladaha Hoose ee maamulka Koofur galbeed ayaa ku howlan dhisida Golayaasha deegaanka, iyadoo wafdi kasocday oo hordhac u ahaa Madaxweynaha uu shalay gaaray degmada Ceelbarde ee Gobolka Bakool.

Wararka haatan laga helayo degmada Ceelbarde ee Gobolka Bakool ayaa waxaa ay sheegayaan in Maanta aad loo adkeeyay amniga Magalada,waxaana amniga xaqiijinaya Ciidamada Dowladda iyo kuwa Maamulka Koonfur Galbeed.

Leave a Reply

Your email address will not be published.