Baladweyne oo deeq lacageed loogu qeybiyay 151 ruux oo naafo ah

Baladweyne oo deeq lacageed loogu qeybiyay 151 ruux oo naafo ah

Talaado, Nov, 26-2019(HNN)-  in ka badan 151 ruux oo naafo ah ayaa loo qeybiyay deeq lacageed oo ka timid jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool dalka Norway.

Warbixintan waxaa noo haya  Cumar Yuusuf Aadan.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published.