Home Wararka HNN Haweeneyda ugu da’da weyn dalka Spain oo ka bogsatay Corona Virus

Haweeneyda ugu da’da weyn dalka Spain oo ka bogsatay Corona Virus

Baladweyne(HNN)- Haweeney 113 sano jir ah oo ku nool gobolka Girona ee waqooyiga bari ee Spain ayaa ka soo kabatay Cudurka Corona Virus ka dib markii dhawaan laga helay.

Maria Branyas, oo ah qofka ugu da’da weyn dalka Spain, ayuu Cudurku haayay Muddo dhowr toddobaad.

Wasaaradda Caafimaadka dalka Spain ayaa sheegay in Maria ay tahay qofka ugu da’da weyn dalkaasi, islamarkaana ay tahay war Farxad tahay in ay Cudurka ka bogsooto.

Dalka Spain Cudurka Corona virus ayaa haleelay 269,520 qof, waxaa u dhintay  26,920
Waxaa sidoo kale ka bogsaday 180,470.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here