Home Top News Ra’iisul wasaare Khayre oo Guddoomiyay shir looga hadlayay Saameynta Coronavirus uu ku...

Ra’iisul wasaare Khayre oo Guddoomiyay shir looga hadlayay Saameynta Coronavirus uu ku yeeshay waxbarashada dalka

Baladweyne(HNN)- Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa xalay guddoomiyay shirka Guddiga Qaran ee xakameynta COVID-19.

Shirkaan oo ay kasoo qeyb galeen xubnaha guddiga ayaa waxaa looga hadlay saameynta karoona fayris uu ku yeeshay waxbarashada dalka.

Cudurka karoona fayris ayaa saameyn xooggan ku yeeshay waxbarashada dalka,iyadoo la xiray dhammaan goobaha waxbarashada inkastoo Jaamacaduhu ay daruusta ku bixiyaan qaab online ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here