Home Wararka HNN DAAWO: Wasaaraddo ka tirsan xukuumadda Federaalka oo lagu helay musuqmaasuq

DAAWO: Wasaaraddo ka tirsan xukuumadda Federaalka oo lagu helay musuqmaasuq

Baladweyne(HNN)- Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka dowladda Soomaaliya Suleymaan Maxamed Maxamuud ayaa sheegay in xafiiskiisa uu gacanta ku haayo kiis musuq maasuq ah oo ka bilowday Wasaaradda Caafimaadka, kuna fiday Wasaarado kale oo ka tirsan Xukuumadda Soomaaliya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here