Home Top News DAAWO: Shacabka Baladweyne oo ka hadlay sameynta markasta kala kulman fatahaada webiga...

DAAWO: Shacabka Baladweyne oo ka hadlay sameynta markasta kala kulman fatahaada webiga shabeelle

Baladweyne(HNN)- Bulshada magaalada Baladweyne ayaa wali la daala dhacaya sameynta ka dhalatay fatahada webiga shabeelle uu ka geystay magalaadasi iyadoo boqolaal qoys ay ka barakaceen fatahada kuwaasoo micin biday deegaanka Ceel jaale iyo deegannada kale ee gobolka Hiiraan.

Qaar ka mid ah shacabka magaalada Baladweyne ayaa warbaahinta uga waramay sameynta ay kala kulman fatahaadaha soo noqnoqda ee ku dhuftay Baladweyne.

DAAWO.Warbixin Fatahaada iyo sameenta ay dadka beledweyne ku yeelatay? Share.

DAAWO.Warbixin Fatahaada iyo sameenta ay dadka beledweyne ku yeelatay?Share.

Slået op af Diini Abdi Jimale i Tirsdag den 19. maj 2020

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here