SAWIRO: Madaxda sare ee dowladda federaalka oo ka qaybgalay Salaada Janaasada wasiir Saqar Ibraahim oo weerarkii shalay ku geeryooday

SAWIRO: Madaxda sare ee dowladda federaalka oo ka qaybgalay Salaada Janaasada wasiir Saqar Ibraahim oo weerarkii shalay ku geeryooday

Axad, Maarso, 24, 2019 (HNN)- Madaxda ugu sarreysa dowladda federaalka ayaa ka qaybgalay Salaada Janaasada ee Marxuum Xillibaan Saqar Ibraahim Cabdalla oo ahaa wasiir ku xigeenkii wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada Xukuumadda Soomaaliya oo ka mid ahaa dadkii ku geeryooday weerar ay al-Shabaab ka geysteen Sabtidii shalay xarunta wasaaradda shaqada. Salaada Janaasada oo marxuumka lagula […]

Rag Daacish ka tirsan oo la xukumay

Rag Daacish ka tirsan oo la xukumay

Axad, Maarso, 24, 2019 (HNN)- Xuseen Cali Maxamed Muudey oo magiciisa afarashadu yahay  Suheyb iyo Cabduqaadir Xaafid Xaaji Cali  oo magiciisa afgarashadu yahay Qudaama ayaa loo heystaa kamid ahaanshiyaha Daacish. Labada eedeysane ayaa mar kawada tirsanaa Al-shabaab, waxa ayna  sii doorteen in ay ku biireen kooxda daacish oo ay  sheegeen in ay jireen sababo ku […]

Dowladda oo isbadal ku sameysay taliyayaasha booliiska degmooyinka gobolka Banaadir

Dowladda oo isbadal ku sameysay taliyayaasha booliiska degmooyinka gobolka Banaadir

Axad, Maarso, 24, 2019 (HNN)- Kaddib Qaraxyadii maalintii shalay ka dhacay magaalada Muqdisho tallaabadii ugu horeysay oo ay qaaday dowladda Soomaaliya ayaa noqotay isbadal lagu sameeyay taliyayaasha saldhigyada Booliiska gobolka Banaadir. Dowladda Soomaaliya ayaa magacaawday taliyayaal cuusb oo u badan sarkaaiil dhalinyarro ah, waxaana magacaabistooda soo jeediyay taliyaha Booliiska gobolka Banaadir Saadaq Cumar Xasan (Saadaq […]

DHAGEYSO: Dadka reer miyiga ee xoolaha keena suuqyada Baladweyne oo dhibaato ku qaba isticmaalka EVC-Plus-ka

DHAGEYSO: Dadka reer miyiga ee xoolaha keena suuqyada Baladweyne oo dhibaato ku qaba isticmaalka EVC-Plus-ka

Axad, Maarso, 24, 2019 (HNN)- Dadkan oo iskugu jira rag iyo haween ayaa maalin kasta u shaqo taga suuqa xoolaha ee xaafadda Kooshin ee magaalada Baladweyne si nolosha reerkooda uga dabaran. Howlaha inta badan  dadkan qabtan ayaa ah  dilaalnimo iyo in  suuqa gudihiisa xoolaha ka iibsadan kadibna ay ku sii iibiya, balse waxaa sameyn weyn […]

DHAGEYSO: Biyo nadiif ah oo loo qeybiyay qoysas danyar ah oo ku nool Baladweyne

DHAGEYSO: Biyo nadiif ah oo loo qeybiyay qoysas danyar ah oo ku nool Baladweyne

Axad, Maarso, 24, 2019 (HNN)- Deeqdan biyo Dhaaminta ah ee ay sameeyeen Ururka midnimada Gobolka Hiiraan waxaa ka faa’ideeystay dad dan yar ah oo ku nool gudaha iyo daafaha magaalada Baladweyne kuwaasoo ay soo food saartay biyo xumo kadib markii midabka iyo dhadhanka biyaha webiga isbadaleen. Gudoomiyaha Ururka Midnimada Gobolka Hiiraan Cabdi Muumin Cilmi iyo […]

DHAGEYSO: Dadka qashinka ku shuba webiga shabeelle oo amar lagu soo rogay

DHAGEYSO: Dadka qashinka ku shuba webiga shabeelle oo amar lagu soo rogay

Sabti, Maarso, 23, 2019 (HNN)- Duqa magaalada Baladweyne Khadar Xassan Afrax oo ka qeyb galay olole nadaafadeed oo qashinka looga bixinayay qeybta hoose ee buunnada liqliqato ee webiga shabeelle ayaa sheegay in talaabo laga qaadi doono cidii lagu arko iyadoo qashin ku shubeysa webiga shabeelle. Khadar Xassan Afrax ayaa ciidamada booliska Baladweyne ka dalbaday inay […]

UEFA oo baaritaan ku bilowday Neymar JR kadib aflagaadadii uu u geystay garsoorihii dhex dhexaadinayay kulankii PSG v Manchester United.

UEFA oo baaritaan ku bilowday Neymar JR kadib aflagaadadii uu u geystay garsoorihii dhex dhexaadinayay kulankii PSG v Manchester United.

Sabti, Maarso, 23, 2019 (HNN)- Xiriirka kubadda cagta UEFA ayaa ku dhawaaqay iney baaritaan ku fureen laacibka kooxda kubadda cagta PSG ee Neymar JR kadib aflagaadadii uu u geystay garsoorihii hayay kulankii kooxdiisa PSG isaga hartay tartanka Uefa Champions League. 6dii bishii Marso ee sanadkaan waxaa garoonka kooxda PSG ka dhacay kulankii labaad ee PSG […]

Portugal oo barbaro lagu qabtay France oo guul weyn gaartay iyo natiijooyinka rasmiga ee is reeb reebka koobka qaramada Yurub.

Portugal oo barbaro lagu qabtay France oo guul weyn gaartay iyo natiijooyinka rasmiga ee is reeb reebka koobka qaramada Yurub.

Sabti, Maarso, 23, 2019 (HNN)- Xulka kubadda cagta Portugal ayaa barbaro 0-0 lagu qabtay cayaar ka tirsaneyd isreeb reebka koobka qaramada yurub ee 2020ka. Ronaldo oo kulankiisii ugu horeeyay qaranka Portugal cayaaray kadib kasoo haritaankoodii koobka aduunka ayaa awoodi waayay inuu wax guul ku hogaamiyo qarankiisa waxayna barbaro 0-0 kala kulmeen qaranka Ukraine. Dhanka kale […]

1 2 3 129