Guddoomiye Mursal : Waa in deg deg loo sii daayaa Mukhtaar Rooboow loona ogolaadaa in doorashada uu ka qeybgalo

Guddoomiye Mursal : Waa in deg deg loo sii daayaa Mukhtaar Rooboow loona ogolaadaa in doorashada uu ka qeybgalo

Sabti, December, 15-2018(HNN) Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan oo shir jaraa’id ku qabtay hotelka uu ka deggan yahay magaalada Muqdisho ayaa ka hadllay  xarigga Mukhtaar Rooboow iyo mooshinka madaxweynaha. Guddoomiye Mursal ayaa ka tacsiyeeyay geerida ka dhalatay rabashadihii ugu danbeeyay ee ka dhacay magaalada Baydhabo isaga oo ugu baaqay shacabka ku dhaqan magaalada […]

Banaanbax Ka Socda Magaaladda Baydhabo Iyo Isgaarsiintii oo Hawada Laga Saaray

Banaanbax Ka Socda Magaaladda Baydhabo Iyo Isgaarsiintii oo Hawada Laga Saaray

Sabti, December, 15-2018(HNN) Wararka ka imaanaya Magaaladda Baydhabo ee caasimadda KMG ah ee Maamulka koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa ku waramaya in haatan ay Magaaladda ka socdaan Banaabaxyo loogu soo horjeedo Xarigii Shiikh Muqtaar Roobow Cali (Abuu Mansuur). Banaan-baxayaasha ayaa wata Sawiradda Shiikh Muqtaar Roobow, oo ay ku dalbanayaan in lasii daayo,kadib markii Magaaladda Baydhabo ay kasoo […]

DHAGEEYSO:-Barnaamijka Horumarinta Deegaanka Radio Beerlula.

DHAGEEYSO:-Barnaamijka Horumarinta Deegaanka Radio Beerlula.

Sabti, December, 15-2018(HNN) Waxaan idin soo gudbineeyna Barnaamijka Horumarinta Deegaanka Radio Beerlula Waxaana soo jeedinaya:-Cabdulqaadir Ibraahin Cumar {Nadaara} Waxaana Farsameeynaya:-Maxamed Yuusuf Cabdulaahi https://www.facebook.com/Beerlularadio/videos/523943054755822/?t=8 Maxamed Yuusuf Cabdulaahi Hiilnews.com Myuusuf02015@gmail.com

Keating oo ka hadlay mooshinka Madaxweyne Farmaajo

Keating oo ka hadlay mooshinka Madaxweyne Farmaajo

Sabti, December, 15-2018(HNN) Ergaygii hore ee Qaramada Midoobay Soomaaliya Ambassador Michael Keating oo Wareysi gaar ah siinayay Televisionka DW ee fadhigiisu yahay dalka Germalka ayaa sheegay in Mooshinka ka dhanka ah Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Maxamed Farmaajo uu yahay mid aan samayn doonin geedi socodka nabadeynta Soomaaliya. Mr Keating ayaa xusay in nasiib darada haysata […]

Markab Hindiya laga leeyahay oo markale qabtay doon siday hub

Markab Hindiya laga leeyahay oo markale qabtay doon siday hub

Sabti, December, 15-2018(HNN) Markab laga leeyahay dalka Hindiya oo howlgal looga hortagayo Burcad badeeda Soomaalida u joogo xeebaha Soomaaliya iyo meelaha ku dhaw dhaw waxa uu markii labbaad  muddo todobaad ah qabtay Doon siday Hub. Howlgalkaan gaarka ah oo uu markaabkaan laga leeyahay Hindiya ee loo yaqaano INS Sunnya ka fuliyey meel 20 Mile u jirta […]

DHAGEEYSO:-Barnaamijka Waxbarashada ee Radio Beerlula

DHAGEEYSO:-Barnaamijka Waxbarashada ee Radio Beerlula

Sabti, December, 15-2018(HNN) Halkaan Waxaan idunku soo gudbineeynaa Barnaamijka Waxbarashada ee Radio Beerlula Waxaana soo jeedinaya:-Cumar Yuusuf Aadan {Ameerico} Waxaana Farsameeynaya:-Maxamed Yuusuf Cabdulaahi https://www.facebook.com/Beerlularadio/videos/305331210086128/?t=11 Maxamed Yuusuf Cabdulaahi Hiilnews.com Myuusuf02015@gmail.com

AMISOM oo ka hadashay xaalada Koofur Galbeed.

AMISOM oo ka hadashay  xaalada Koofur Galbeed.

Sabti, December, 15-2018(HNN) Wakiilka Midowga Africa u qaabilsan waddanka Somalia ahna madaxa howgalka Amison Ambassador Farancisco Madeira ayaa si diiran kaga hadlay dhacdooyinka ka dhacaya Magaalada Baydhabo ee ka dhashay xariga Sh. Mukhtaar Roobow Cali “Abu Mansuur”. Ambassador Madeira ayaa dadweynaha Baydhabo ku wargeliyey in Amisom aysan ku lug laheyn islamarkaana aysan qeyb ka aheyn xariga […]

Akhriso:-xfs oo war ka soo saartay Amniga Baydhabo

Akhriso:-xfs oo war ka soo saartay Amniga Baydhabo

Sabti, December, 15-2018(HNN) Wasaaradda amniga Soomaaliya ayaa war Saxaafadeed ka soo saartay xaaladda amniga magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay. Warka ka soo baxay Wasaaradda amniga gudaha ayaa loogu baaqay Dhammaan shacabka K/ Galbeed in ay ka shaqeeyaan xasiloonida amniga ee magaaladaasi. Tan iyo markii Khamiistii la soo dhaafay laga soo xiray Baydhabo Sheekh Mukhtaar Roobow […]