SAWIRRO: Tababar loo soo xiray ciidan ka tirsan ururka 60-aad ee ilaalada Madaxtooyadda.

SAWIRRO: Tababar loo soo xiray ciidan ka tirsan ururka 60-aad ee ilaalada Madaxtooyadda.

Axad, November, 4, 2018(HNN) Ciidan ka tirsan ururka 60-aad ee xoogga dalka Soomaaliya ayaa maanta tababar u socday muddo saddex bilood ah loogu soo xiray madaxtooyadda Soomaaliya. Munaasabadda tababarka loogu soo xirayay ciidanka waxaa kasoo qayb galay Abaanduulaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya Sareeye Guuto Odawaa Yuusuf Raage, saraakiil ka socda ciidanka xoogga dalka, wasiiru dowlaha […]

Warbixin: Dadaalka Dawladda Soomaaliya ee Ciribtirka Musuq maasuqa

Warbixin: Dadaalka Dawladda Soomaaliya ee Ciribtirka Musuq maasuqa

Musuqmaasuqu waa lunsasho hanti dadweeyne,waxaana laga dhaxlaa Saboolnimo , Amni darro iyo dib u dhac, Musuq maasuqu waxaa uu khal khal galiyaa bulshada wuxuuna horseedaa nolol xumo isagoo wiiqa dhaqaalaha dalka waana caqabadda ugu wayn ee dawladinmada iyo horumarka Mudadii ka danbaysay 8dii feberuary oo ahayd markii uu dalka ka dhacay isbadalkii maamul ee  shacbiga […]

Dawladda Jarmalka oo Soomaaliya ka taageeraysa waxbarashada farsamada gacanta

Dawladda Jarmalka oo Soomaaliya ka taageeraysa waxbarashada farsamada gacanta

Axad, November, 4, 2018(HNN) Dowladda Jarmalka ayaa Soomaaliya ka taageeraysa waxbarashada farsamada gacanta, taas oo hoos u dhigaysa saamiga dadka shaqo la’aanta ah. war lagu qoray bogga safaaradda Jarmalka ee Soomaaliya ayaa lagu sheegay in dawladda Jarmalka oo ka qaybqaadanaysa dib u kabashada Soomaaliya, iyadoo shan 5-milyan oo Dollar ku bixinayso mashaariic loogu talagalay in […]

Dadka degan dhulka Jaamacada Gaheyr oo loogu baaqay in ay ka guuraan

Dadka degan dhulka Jaamacada Gaheyr oo loogu baaqay in ay ka guuraan

Axad, November, 4, 2018(HNN) Qoraal ka soo baxay xafiiska guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho ayaa loogu baaqay dadka degan dhulka Jaamacada Gaheyr in ay isaga guuraan. Dadkan ayaa loo qabtay in ay amarkan ku fuliyaan muddo labbo todobaad ah waxaana uu taliska Booliiska gobolka Banaadir ku amray in ay dhaqan galiyaan go’aanka ka soo […]

Akhriso: NISA oo joojisay qandaraasyo malaayiin dollar ah oo uu saxiixay wasiirkii hore ee amniga qaranka

Akhriso: NISA oo joojisay qandaraasyo malaayiin dollar ah oo  uu saxiixay wasiirkii hore ee amniga qaranka

Sabti, November, 3, 2018(HNN) Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Soomaaliya NISA ayaa shaacisay inay joojisay qandaraasyo malaayiin doolar ku baxeyso oo uu saxiixay wasiirkii hore ee Amniga Soomaaliya. War kasoo baxay NISA ayaa lagu sheegay in qandaraasyadan loo diray baaritaan lagu sameeyo, iyadoo la gaarsiiyey hanti-dhowrka. “Maanta, oo ah 3-da Nofembar 2018, NISA waxay hakisay una […]

Xisaabiyaha Guud ee dowladda oo si kulul u weerartay Wasiirka Maaliyadda.

Xisaabiyaha Guud ee dowladda oo si kulul u weerartay Wasiirka Maaliyadda.

Sabti, November, 3, 2018(HNN) Xisaabiyaha Guud ee dowladda Faadumo Cusmaan Faarax ayaa ku eedeysay Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya inuu faragelin ku haayo Xafiiskeeda, iyadoo u qortay warqad kulul oo ay ku ogeysiisay Wasaaradaha Xukuumadda, Xafiisyada Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha. Warqadan oo ku taariikheysneyd 1-da bishan November oo ay heshay Hiilnews.com ayaa cinwaan looga dhigay jawaab celin Faragelinta […]

Ciidammo la wareegay garoonka diyaaradaha Garoowe oo dib uga laabtay

Ciidammo la wareegay garoonka diyaaradaha Garoowe oo dib uga laabtay

Sabti, November, 3, 2018(HNN) Ciidammo hubaysan oo saacadihii hore ee Sabtida maanta la wareegay garoonka diyaaradaha Jen Maxamed Abshir ee magaalada Garoowe ayaa hadda dib uga laabtay. Howlaha garoonka ayaa si caadi ah ku bilowday,kaddib markii ciidanka la wareegay lagu qanciyay in la siin doono mushaar ka maqnaa oo ay ka cabanayeen iyo xuquuqdii dowladda ay […]

Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo cambaareeyay qarax ka dhacay dalka Masar

Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo cambaareeyay qarax ka dhacay dalka Masar

Sabti, November, 3, 2018(HNN) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa si kulul u cambaareeyay weerarkii argagixisanimo ee ka dhacday magaalada Minya ee dalka Masar, kaas oo ay ku nafwaayeen dad rayid ah oo aan waxba galabsan. Madaxweynaha ayaa tilmaamay sida Jamhuuriyadda Soomaaliya shacab iyo dowladba ay u garab taagan yihiin walaalahooda dalka […]

DAAWO: Xildhibaannada Golaha Shacabka oo akhrinta koowaad marsiiyay sharci la xiriira Liil-tirka

DAAWO: Xildhibaannada Golaha Shacabka oo akhrinta koowaad marsiiyay sharci la xiriira Liil-tirka

Sabti, November, 3, 2018(HNN) Kulanka Guud ee mudanayaasha Golaha Shacabka waxa ay ugu horeyn Xildhibaanada ay Akhrinta 1-aad marsiiyeen Mashruuc sharci ku saabsan xuquuqda Liil-tirka (Dheyma-Nololeedka) siyaasiyiinta Dowladda Federaalka Soomaaliya, waxaana Xildhibaan Faarax Cabdi Xasan oo ka tirsan guddiga xeer-hoosaadka,Anshaxa iyo Xasaanada ee Golaha Shacabka uu Xildhibaanada u faah faahiyay saameynta miisaaniyadeed uu yeelanaayo,isagoo xildhibaanada […]