US airstrike kills about 60 al-Shabab extremist fighters in Somalia

US airstrike kills about 60 al-Shabab extremist fighters in Somalia

The U.S. military on Tuesday announced its deadliest airstrike against the al-Shabab extremist group in Somalia in nearly a year, killing about 60 fighters. The U.S. Africa Command said Friday’s airstrike occurred near the community of Harardere in Mudug province in the central part of the country. According to its assessment no civilians were injured […]

SAWIRRO: Thierry Henry oo Casharkii ugu horreeyay u dhigay Monaco

SAWIRRO: Thierry Henry oo Casharkii ugu horreeyay u dhigay Monaco

Talaaddo, October, 16, 2018(HNN) Thierry Henry ayaa tababarkii ugu horreeyay siiyay kooxdiisa Cusub ee AS Monaco. Halyeygii hore ee Gunners ayaa loo magacaabay xilka tababaranimo ee kooxda reer Farnce kaddib markii la ceyriyay Leonardo Jardim. Monaco ayaa ku jirta kaalinta 18-aad ee horyaalka Ligue 1, Sabtida ayayna la ciyaari doontaa kooxda Strasbourg, taa oo noqon doonta tijaabadii […]

DAAWO: RW Kheyre oo sheegay in dhaqaalaha dalka uu ku xiran yahay tabcashada beeraha

DAAWO: RW Kheyre oo sheegay in dhaqaalaha dalka uu ku xiran yahay tabcashada beeraha

  Talaaddo, October, 16, 2018(HNN) Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre, ayaa beeralayda Soomaaliyeed ugu baaqay in ay laba jibbaaraan tacabka beeraha si ay usoo saaraan cunnno ku filan dalka, mustaqbalka ay ugu dhoofiyaan dunida. Ra’iisul wasaare Xasan Cali Khayre oo ka qayb galay munaasabadda xuska maalinta beeralayda Soomaaliyeed oo lagu qabtay […]

Barcelona oo dooneysa inay ku ciriiriso kooxda Man United saxiixa mid ka mid ah xidigaha ku sugan horyaalka Premier League

Barcelona oo dooneysa inay ku ciriiriso kooxda Man United saxiixa mid ka mid ah xidigaha ku sugan horyaalka Premier League

Talaaddo, October, 16, 2018(HNN)Barcelona ayaa dooneysa inay ku ciriiriso kooxda Manchester United mid ka mid ah xidigaha ku sugan horyaalka Premier League ay dooneyso inay bar-tilmaameed ka dhigato suuqa kala iibsiga ee soo aadan. Wargeyska “Mirror” ee dalka England ayaa wuxuu sheegay in Barcelona ay kula tartami doonto dhigeeda Manchester United, suuqa furmi doono xiliga […]

Tababaraha xulka qaranka Argentina oo sheegay inuusan wax cudurdaar ah u raadin doonin maqnaanshiyaha Lionel Messi

Tababaraha xulka qaranka Argentina oo sheegay inuusan wax cudurdaar ah u raadin doonin maqnaanshiyaha Lionel Messi

Talaaddo, October, 16, 2018(HNN)Tababaraha xulka qaranka Argentina ee Lionel Scaloni ayaa sheegay inuusan wax cudurdaar ah u raadin doonin maqnaanshiyaha Lionel Messi, isagoo sheegay inuu kalsooni ku qabo kooxda inteeda kale. Lionel Scaloni ayaa kasoo muuqday shir jaraa’id kahor kulanka ay la ciyaari doonaan xulka qaranka Brazil, wuxuuna ka hadlay dhowr arimood ee ku saabsan […]

James Milner oo taam u ah kulanka sabtiga ee Huddersfield Town

James Milner oo taam u ah kulanka sabtiga ee Huddersfield Town

Talaaddo, October, 16, 2018(HNN) Liverpool ayaa xaqiijisay in laacibkeeda James Milner uu taam u yahay kulanka sabtiga ee Huddersfield Town. Liverpool oo hogaanka la haysa Chelsea iyo Manchester City ayaa sabtiga u martin doonta kooxda Huddersfield Town isbuuca 9-aad ee horyaalka ingiriisa. James Milner ayaa ku dhaawacmay kulankii barbaraha ku soo idlaaday horaantii isbuucii hore ee kooxdiisu […]

Kadib guushii ay ka gaareen xulka qaranka Spain muxuu ka yiri Harry Kane wararka lala xiriirinayo kooxda Real Madrid?

Kadib guushii ay ka gaareen xulka qaranka Spain muxuu ka yiri Harry Kane wararka lala xiriirinayo kooxda Real Madrid?

Talaaddo, October, 16, 2018(HNN) Weeraryahanka xulka qaranka England iyo kooxda Tottenham Hotspur Harry Kane ayaa iska diiday inuu ka hadlo mustaqbalkiisa, isagoo dhinaca kale sheegay in suurtagalnimada uu ugu biiriyo Real Madrid aysan xiligan ku habooneen. Magaca Harry Kane ayaa lala xiriirinayay inuu u wareegayo Real Madrid intii lagu jiray suuqa kala iibsiga ee xagaaga […]

Akhriso: RW Abiy Axmed oo magaacabay golihiisa wasiirada cusub

Akhriso: RW Abiy Axmed oo magaacabay golihiisa wasiirada cusub

Talaaddo, October, 16, 2018(HNN) Ra’iisul wasaaraha Itoobiya Dr Abiy Axmed Cali ayaa maanta magacaabay golihiisa wasiirada oo ka kobben 20 subnood oo mid ka mid ah ay tahay haween. Golaha wasiirada uu magacaabay ra’iisul wasaare Abiy Axmed ayaa kala ah. 1- Wasiirka Nabadda — Mrs Mulietat Kamil 2- Wasiirka Gaashaandhigga —Aaliha Muhammad 3- Wasiirka Maaliyadda […]

DAAWO SAWIRADA: Arrimaha looga hadlay kulan dhaxmaray Nicholas iyo Yariisow

DAAWO SAWIRADA: Arrimaha looga hadlay kulan dhaxmaray Nicholas iyo Yariisow

Talaaddo, October, 16, 2018(HNN) Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa ku soo dhoweeyey xarunta Dawladda Hoose ee Muqdisho madaxa hawlgalka ee Qaramada Midoobey ee Soomaaliya Nicholas Haysom oo dhowaan dalka soo gaaray. Kulan muhiim ah oo labada dhinac wada yeesheen kadib, ayuu Duqa Muqdisho tilmaamay in ergaygan cusub […]