Somalia forces recapture villages from Al-Shabaab

Somalia forces recapture villages from Al-Shabaab

Somali forces backed by African Union Mission (AMISOM) troops on Wednesday recaptured villages in the Hiiraan region as the military intensified attacks against the Al-Shabaab. Somali military officials said the forces launched a major offensive against Al-Shabaab, capturing three villages along  Beledweyne-Bulaburde road. The villages include Tarshanta, Ber-Hano and Nur-Fanah villages. Al-Shabaab fighters reportedly tried […]

Somalia calls for lifting of 27-year-old UN arms embargo

Somalia calls for lifting of 27-year-old UN arms embargo

The Somali government has repeated its plea for world leaders to lift an international arms embargo, as the Horn of Africa nation continues to struggle with security threats from Al-Shabab and ISIS groups. Delivering his speech to the United Nations General Assembly on Saturday, Ahmed Isse Awad, Somali minister for Foreign Affairs said his country […]

Financial deals herald Somalia’s epic rise from the ashes of war

Financial deals herald Somalia’s epic rise from the ashes of war

By PETER KAGWANJA Somalia’s economy and society are rising, like the proverbial Sphinx, from the ashes of civil war. Mogadishu’s post-conflict economic recovery reflects a savoury mélange of government reforms, investments by Somalia’s new business elite, remittances by the diaspora and new groundswells of international goodwill and financial flows. A new deal for Somalia is […]

Dowladda federaalka oo sheegtay in la gaaray xiligii Farmaajo ka degi lahaa Hargeysa

Dowladda federaalka oo sheegtay in la gaaray xiligii Farmaajo ka degi lahaa Hargeysa

Axad, Sep, 30, 2018(HNN) Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa sheegtay in ay diyaar u tahay in ay dardar galiso sidii dib loogu bilaabi lahaa wadahadalladii dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo Jamhuuriyadda iskeed madax banaanida ugu dhawaaqday ee Somaliland oo hakad galay. Raisul Wasaare ku xigeenka Soomaaliya, Mahdi Maxamed Guuleed ayaa BBC-da u sheegay […]

Maxkamad ku taalla dhuusamareeb oo xukun ku riday Wariye Maxamed Cabdiweli Tooxow

Maxkamad ku taalla dhuusamareeb oo xukun ku riday Wariye Maxamed Cabdiweli Tooxow

Axad, Sep, 30, 2018(HNN) Maxkamad ku taalla magaalada Dhuusa-mareeb ee xarunta Maamulka Galmudug, ayaa lix bilood oo xarig ah ku xukuntay wariye lagu magacaabo Maxamad Cabdi Tooxoow. Sheekh Xasan Gayrte oo ah Guddoomiyaha Maxkamadda Darajada Koowaad ee Galmudug ayaa ku dhawaaqay xukunka, isagoo sheegay in wariyaha oo ku eedaysnaa faafinta warar been abuur ah, lagu […]

Ciidamada Huwanta oo la wareegay deegaano u dhexeeya Baladweyne iyo Buula burde

Ciidamada Huwanta oo la wareegay deegaano u dhexeeya Baladweyne iyo Buula burde

Axad, Sep, 30, 2018(HNN) Ciidamada dowladda oo garab ka helaya kuwa nabad ilaalinta Midowga Afrika ee (AMISOM) ee ka socda dalalka Jabuuti iyo Itoobiya ayaa la wareegay gacan ku heynta deeganno ku teedsan wadada laamiga ee isku xirta Baladweyne iyo Buula-burde. Deegannada ciidamada la wareegeen ayaa waxaa ka mid ah Tarshanta, Beer-xaano iyo Nuur Fanax […]

Akhriso:- Nuxurka Khudbaddii Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS ee Shirka Qaramada Midoobay

Akhriso:- Nuxurka Khudbaddii Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS ee Shirka Qaramada Midoobay

Axad, Sep, 30, 2018(HNN) Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad oo  Khudbad ka jeediyay shirka Golaha guud ee QM ayaa diiradda ku saarray horumarada nabadgelyada, siyaasadda iyo dhaqaalaha oo Dowladda Federaalka ay ka guul keentay, isagoo ugu baaqay Golaha Ammaanka in cunaqabataynta hubka ee saaran Soomaaliya […]

Ciidanka Xoogga Dalka oo Alshabaab kala wareegay deegaanno ka tirsan Jubbada Hoose

Ciidanka Xoogga Dalka oo Alshabaab kala wareegay deegaanno ka tirsan Jubbada Hoose

Axadd, Sep, 30, 2018(HNN) Ciidanka Xoogga Dalka Soomaliyeed oo kaashanaya kuwa Darwiishta Jubbaland ayaa howlgal ay ka sameeyeen Gobolka Jubbada Hoose kula wareegay deegaano hoostaga degmada Jamaame oo ay gacanta ku hayeen Maleeshiyada Al-Shabaab. Howl-galadan ayaa la sheegay in ay bilowdeen saaka aroortii hore kadib marii ciidamadu weerar qorsheysan ay ku qaadeen  ldeegaanna ku teedsan […]

Hello world!

Welcome to WordPress. This is your first post. Edit or delete it, then start writing!