SAWIRRO: Wasiirka waxbarashada XFS oo la kulmay xubno ka socda creative Associate International

SAWIRRO: Wasiirka waxbarashada XFS oo la kulmay xubno ka socda creative Associate International

Axad, October, 21, 2018(HNN) Wasiirka waxbarashada xukuumadda Soomaaliya Cabdulahi Goodax Barre ayaa maanta xafiiskiisa magaalada Muqdisho ku qaabilay xubno ka socda  creative Associate  International) oo door muhiim ah ka qaadata  horumarinta waxbarashada iyo hal abuurka. Kulanka ayaa looga hadlay siddii xubnahan ka socda creative Associate  International, ay wasaaradda waxbarashada xukuumadda federaalka Soomaaliya uga caawin lahayeen […]

SAWIRRO: Wasaaradda Arrimaha Dastuurka oo heshiis la saxiixatay hay’adaha ku guulaystay fulinta waxbarashada madaniga

SAWIRRO: Wasaaradda Arrimaha Dastuurka oo heshiis la saxiixatay hay’adaha ku guulaystay fulinta waxbarashada madaniga

Axad, October, 21, 2018(HNN) Wasaaradda Arrimaha Dastuurka XFS ayaa manta heshiis ku saabsan sida loo fulinayo Barnaamijyada waxbarashada madaniga ah iyo wacyigelinta bulshada ee Arrimiha Dastuurka la saxxiatay hay’adihii ku guulaysta fulinta barnaamijyadaas islamarkaana u furtay kulan wacyi gelin ah oo ku saabsan sidii ay iskula jaanqaadi lahaayeen hay’adahan iyo wasaaradda Arrimaha Dastuurka si bulshada […]

Chelsea oo go’aan weyn ka qaadaneysa Eden Hazard, xilli si aad ah loola xiriirinayo Real Madrid!

Chelsea oo go’aan weyn ka qaadaneysa Eden Hazard, xilli si aad ah loola xiriirinayo Real Madrid!

Axad, October, 21, 2018(HNN) Tan iyo markii uu Eden Hazard ka dhawaajiyay inuu ku faraxsanyahay Chelsea isla markaasna uu diyaar u yahay inuu xirfaddiisa Stamford Bridge ku dhammeysto, waxaa kooxda Chelsea ay qorka u saarantahay inay ka dhigaan laacibka ugu mushaaraadka badan horyaalka Ingiriiska. Hazard ayaa ka fikiraya inuu heshiis cusub u saxiixo Blues, waxaana […]

Wax ka ogaaw 5-cayaaryahan oo Juventus dooneyso inay bisha Janaayo soo iibsato

Wax ka ogaaw 5-cayaaryahan oo Juventus dooneyso inay bisha Janaayo soo iibsato

Axad, October, 21, 2018(HNN) Kooxda Juventus maamulkeeda waxaa laga soo xigtay in bisha Janaayo suuqa gali doonaan kooxdan si saxiixyo muhiim ah u sameeyaan madaama dul duleelo ka muuqdaan Marwada Duqda. Haddaba Calcio Marceto ayaa qortay in Juve u baahan tahay daafac dhexe tayo wanaagsan madaama daafacyadeeda duqoobeen kuwooda ugu muhiimsan. Sidoo kale Juve waxay […]

Akhriso: Guddoomiyaha degmada Baladweyne oo xilka laga qaaday iyo mid cusub oo la magacaabay

Akhriso: Guddoomiyaha degmada Baladweyne oo xilka laga qaaday iyo mid cusub oo la magacaabay

Axad, October, 21, 2018(HNN) Wasiirka arrimaha gudaha Hirshabeelle Maxamed Cali Caadle ayaa xilka ka qaaday guddoomiyihii  degmada Baladweyne Maxamed Cismaan Cabdi Qalaafow. Gudoomiyaha cusub ee degmada Baladweyne ayaa loo magacaabay Maxamed Axmed Ibraahim (Food-cadde) oo horey u soo noqday guddoomiyaha degmada Baladweyne. Wasiirka arrimaha gudaha ayaa wareegtan uu soo saaray ku sheegay in tallo soo […]

(DHAGEYSO) Indha-qarshe: ciidamadii ka soo baxay Baladweyne waxay fureen wadada laamiga

(DHAGEYSO) Indha-qarshe: ciidamadii ka soo baxay Baladweyne waxay fureen wadada laamiga

Axad, October, 21, 2018(HNN) Taliyaha ciidamada xoogga dalka generaal Daahir Aadan Cilmi (Indha-qarshe) ayaa sheegay in ciidamadii ka soo baxay magaalada Baladweyne ay fureen wadada laamiga ee isku xirta Buula burde iyo Baladweyne. Generaal Daahir Aadan Cilmi ayaa sheegay in sidoo kale dhawaan la isku furi doono Baladweyne iyo Muqdisho, Baydhabo iyo Muqdisho, Kismaayo iy […]

DHAGEYSO: Booliiska Soomaaliya oo lagu eedeeyay dil iyo barakacin ay ku hayaan qaar ka mid ah shacabka degmada Wadajir

DHAGEYSO: Booliiska Soomaaliya oo lagu eedeeyay dil iyo barakacin ay ku hayaan qaar ka mid ah shacabka degmada Wadajir

Axad, October, 21, 2018(HNN) Wasiirka hore ee wasaarrada Amniga gudaha islamarkaana ah xildhibaan ka tirsan dowladda Soomaaliya ayaa ku eedeeyay ciidamada Booliiska Soomaaliya dil iyo barakicin ku hayaan qaar ka mid ah dadka degan degmada Wadajir gaar ahaan degmada Nasteexo. Xildhibaan Cabdirisaaq ayaa sheegay in ciidamada Booliiska Soomaaliyeed ku dileen xaafadda dad rayid ah kuwa […]

Wasiirka arrimaha dibadda XFS oo ka tacsiyadeeyay geerida ku timid madaxweynihii hore ee Suudaan

Wasiirka arrimaha dibadda XFS oo ka tacsiyadeeyay geerida ku timid madaxweynihii hore ee Suudaan

Axad, October, 21, 2018(HNN) Wasiirka arrimaha dibadda iyo Iskaashiga caalamiga ee jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad ayaa booqday xarunta safaaradda Suudaan ee Muqdisho, isagoo magaca madaxweynaha Jamhuuriyadda ugu tacsiyadeeyay dowladda iyo shacabka aanu walaalaha nahay ee Suudaan geerida ku timid madaxweynihii hore ee Suudaan Abdurrahman Suwar al-Dahab. Axmed Ciise Cawad oo ay […]

Akhriso: Turkiga oo sheegay inuu soo bandhigayo faah faahin ku saabsan dilka Khashoggi

Akhriso: Turkiga oo sheegay inuu soo bandhigayo faah faahin ku saabsan dilka Khashoggi

Axad, October, 21, 2018(HNN) Turkiga ayaa balan qaaday in uu soo bandhigi doono faafaahinta ku saabsan dilka weriye Jamal Khashoggi, kadib markii Sacuudiga uu markii ugu horeeysay aqbaly in Jamal lagu dilay gudaha qunsuliyadda Sacudiga uu ku leeyhay magaalada Istanbul. Sacuudi Carabiya ayaa maalintii jimacaha ahayd sheegtay in Mr Khashoggi uu ku dhintay dagaal ka […]

SAWIRRO: RW Kheyre oo kormeer ku tagay ilaha dhaqaalaha dalka.

SAWIRRO: RW Kheyre oo kormeer ku tagay ilaha dhaqaalaha dalka.

Sabti, October, 20, 2018(HNN) Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xassan Cali Kheyre oo ay weheliyaan xubno ka tirsan golihiisa wasiirada ayaa maanta kormeer ku tagay  dekedda Muqdisho iyo wasaaradda maaliyadda Soomaaliya. Ku simaha wasiirka maaliyadda ahna wasiiru dowlaha wasaaradda naaliyadda Maxamuud Xayir Ibraahim  ayaa ra’iisul wasaaraha ku soo dhaweeyay xarunta , isagoo uga warbixiyay horumaradii […]