30 police officers leave Somalia after a year on duty

30 police officers leave Somalia after a year on duty

MOGADISHU, Sept. 28 (Xinhua) — The African Union Mission in Somalia (AMISOM) on Friday awarded 30 police officers deployed in Somalia to boost stabilization efforts for their distinguished service. The Individual Police Officers (IP0s) from Kenya, Zambia, Uganda and Sierra Leone, deployed under the AU mission, will leave the Horn of Africa country over the […]

Indonisia: 832 qof oo ku geeryooday dhulgariirkii jasiiradda Sulawesi

Indonisia: 832 qof oo ku geeryooday dhulgariirkii jasiiradda Sulawesi

Axad, Sep, 30, 2018(HNN) Ugu yaraan 832 ruux ayaa ku dhintay  duufaan ka dhalatay dhulgariir cabbirkiisu gaaray 7.5 oo ku dhufatay jasiiradda Sulawesi ee dalka Indonisia, sida ay baahisay wakaaladda maareynta masiibooyinka ee dalkaasi. Dad badan ayaa la sheegay in ay ku xayiran yihiin dhismayasha dumay,halka dhaawaca uu gaarayo in ku dhow kun,kuwaas oo badankood […]

Erdogan oo xarigga ka jaray Masaajid weyn oo laga dhisay Jarmalka

Erdogan oo xarigga ka jaray Masaajid weyn oo laga dhisay Jarmalka

Axad, Sep, 30, 2018(HNN) Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa booqashada rasmiga uu ku marayey dalka Jarmalka ku soo afmeeray xarig ka jaridda mid ka mid ah masaajidda ugu weyn qaaradda Yurub oo laga dhisay dalka Jarmalka Wuxuuna Madaweyne Edrdogan sheegay masaajidkan laga dhisay magaalada Cologne inuu astaan u yahay nabadda, isaga oo uga mahadceliyey […]

Cabsi awgeed qoyskaaga maka maqnaan lahayd in ka badan 20 sanno

Cabsi awgeed qoyskaaga maka maqnaan lahayd in ka badan 20 sanno

Axad, Sep, 30, 2018(HNN) Feysal Mursal Warsame oo xubin ka ah ururka ONLF , ehelkiisa ma uusan arkin muddo 22 sannadood ah, wuxuuna ka qaxay magaalada Wardheer ee Dowlad Deegaanka Soomaalida sannadkii 1994-tii halkaas oo uu dagaal ka dhacay oo ay dad badan ka qaxeen Wardheer. Feysal wuxuu sheegay inuu ku faraxsan yahay inuu dib […]

Eden Hazard oo markale ka careysiiyay jamaahiirta kooxda reer London ee Chelsea

Eden Hazard oo markale ka careysiiyay jamaahiirta kooxda reer London ee Chelsea

Eden Hazard ayaa markle niyad jabiyay jamaahiirta kooxda Chelsea, kadib markii uu iska diiday inuu soo afjaro wararka ku aadan inuu isaga dhaqaaqi karo garoonka Stamford Bridge. Laacibka reer Belgium ayaa xili ciyaareedkan kaga bilaawday kooxdiisa Chelsea si cajiib ah, wuxuuna si weyn kaga caawiyay guulihii ay soo gaaray, laakiin wuxuu markale ka dhawaajiyay suuratagalnimada […]

Didier Deschamps oo ka difaacay Pogba dhaleeceenada kaga imaanaya Jose Mourinho

Didier Deschamps oo ka difaacay Pogba dhaleeceenada kaga imaanaya Jose Mourinho

Macalinka xulka qaranka France ee Didier Deschamps ayaa difaacay xidiga khadka dhexe kooxda Manchester United ee Paul Pogba, kadib markii uu la kulmay hoos u dhac ku yimid qaab ciyaareedkiisa xili ciyaareedkan. Paul Pogba ayaa la fahansan inuu khilaaf xoogan kala dhexeeyo macalinka reer Portugal ee Jose Mourinho tan iyo bilawga xili ciyaareedkan, waxaana markaan […]

Somalia forces recapture villages from Al-Shabaab

Somalia forces recapture villages from Al-Shabaab

Somali forces backed by African Union Mission (AMISOM) troops on Wednesday recaptured villages in the Hiiraan region as the military intensified attacks against the Al-Shabaab. Somali military officials said the forces launched a major offensive against Al-Shabaab, capturing three villages along  Beledweyne-Bulaburde road. The villages include Tarshanta, Ber-Hano and Nur-Fanah villages. Al-Shabaab fighters reportedly tried […]