shir looga hadlayo caqabadaha hortagan garsoorka oo lagu qabtay Muqdisho

shir looga hadlayo caqabadaha hortagan garsoorka oo lagu qabtay Muqdisho

Baladweyne(Hiilnews) Magaalada Muqdisho ee  caasimada dalka ayaa lagu qabtay shir  looga hadlayay caqabadaha hortaagan  fulinta amarada maxkamadaha  gobolka banaadir ay soo saaraan iyo sidii ay u  wada shaqeyn  lahaayeen laama amniga iyo cadaalada shirkan bilaha ah  waxaa ka qeyb galay wasiirka cadaalada xukuumada federaalka soomaaliya xeer ilaaliyaha guud ee dalka gudoomiyaha maxkamada sare ee dalka  guoomiyaha […]

DHAGEYSO: Maamulka degmada Baladweyne oo sheegay inay dadaal ugu jiran dhismaha garoonka diyaaradaha.

DHAGEYSO: Maamulka degmada Baladweyne oo sheegay inay dadaal ugu jiran dhismaha garoonka diyaaradaha.

Jimco, Abril 19-2019(HNN)- Guddoomiyaha degmada Baladweyne Maxamed Axmed Food Cadde oo u waramay Radio Beerlula ayaa sheegay in maamulkooda uu dadaal ugu jiro  sidii dib u dhis loogu sameyn lahaa garoonka diyaaradda ugaas khaalif  si looga hortago hakad ku yimada howlaha garoonka marka la gaaro xili roobaadka. Maxamed Axmed Food Cadde ayaa ka dalbaday hay’addaha […]

DAAWO SAWIRADA: Agab isboorti oo lagu wareejiyay ururka Olombikadda gobolka Hiiraan

DAAWO SAWIRADA: Agab isboorti oo lagu wareejiyay ururka Olombikadda gobolka Hiiraan

Jimco, April 19-2019(HNN) Ururka Dhaliyarada Koonfurta iyo Bartamaha somaaliya  ee SOCSOYU ayaa agab isboorti ku wareejiyay ururka olanbikada gobolka hiiraan  iyadoo Agabkan sportis ayaa loogu tara galay 8 kooxood oo heerka koowaad ah oo ka dhisan Baladweyne kuwaasi oo dhawaan loo qaba Doono Tartan kubadda cagta. Gudoomiyaha Ururka Dhaliyarada Koonfurta iyo Bartamaha Somaaliya ee SOCSOYU […]

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in la dhisayo hay’ad ka hortagta wax-yaabaha dhacay ee dalka la soo galiyo

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in la dhisayo hay’ad ka hortagta wax-yaabaha dhacay ee dalka la soo galiyo

Jimco, April, 19, 2019 (HNN)- Kaddib kulan maalintii shalay magaalada Muqdisho ay yeesheen Golaha Wasiirradda Xukuumadda Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay lagu ansixiyay sharciga Taya-dhowrka. Sharcigan oo ah mid muhiim u ah tayo dhowrka wax yaabaha kala gadisan ee dalka soo dhoofiyo ayaa wadada u xaaraya dhismaha hay’adda ka hortaga wax-yaabaha dhacay. Maxamed Cabdi Xayir […]

Dowladdaha Soomaaliya iyo Masar oo heshiisyo kala saxiixday

Dowladdaha Soomaaliya iyo Masar oo heshiisyo kala saxiixday

Jimco, April, 19, 2019 (HNN)- Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad ayaa Khamiistii kula kulmay magaalada Qaahira dhiggiisa Masar Mudane Sameh Shoukry. Wada-hadalka ayaa intiisa badan diiradda lagu saarray xiriirka walaalnimo iyo iskaashiga u dhexeeya Soomaaliya iyo Masar iyo habkii lagu xoojin lahaa, laguna horumarin lahaa dhinac waliba oo u […]

DAAWO SAWIRADA: Xukuumadda oo Ansixisay Sharciga Jaan-goynta iyo Tayo-dhowrka Soomaaliyeed

DAAWO SAWIRADA: Xukuumadda oo Ansixisay Sharciga Jaan-goynta iyo Tayo-dhowrka Soomaaliyeed

khamiis, April 18-2019(HNN) Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta guddoomiyay shirka golaha wasiirrada oo lagu ansixiyay Sharciga Jaan-goynta iyo Tayo-dhowrka Soomaaliyeed. Golaha ayaa cod aqlabiyad leh ku meel mariyay sharcigaan oo ay usoo gudbisay wasaaradda warshadaha iyo ganacsiga Soomaaliyeed. Sharciga Jaan-goynta iyo Tayo-dhowrka Soomaaliyeed oo laga soo aruuriyay sharciyadii […]

Ciidamo kumaandoos ah oo tababar loogu soo xiray Muqdisho

Ciidamo kumaandoos ah oo tababar loogu soo xiray Muqdisho

khamiis, April 18-2019(HNN)- Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta tababar usoo xiray ururka Gorgor oo qayb ka ah ciidanka Kumaandoosta ee DANAB. Ururka Gorogor oo ah ururka koowaad ee DANAB ee Turkigu tababaraan, qaybna ka ah shan kun oo ciidan ah oo dawladda Soomaaliya ay kula heshiisay dawladda Turkigu in […]

Ministry launches consultation process for Draft National ICT Policy & Strategy

Ministry launches consultation process for Draft National ICT Policy & Strategy

Thursday, April 18, 2019(HNN)- Ministry of Post, Telecom and Technology launched a consultation process for the draft National ICT Policy and Strategy expected to guide the economic development through a coordinated use of ICTs. Relevant ministers at federal and state levels that attended the consultation meeting lauded the draft as a well-written strategy that sets […]

War Murtiyeedka Shirka Wada-Tashiga Wasaaradaha Boostada, Isgaarsiinta & Tiknolojiyadda ee Federaalka & Dowlad-Goboleedyada

War Murtiyeedka Shirka Wada-Tashiga Wasaaradaha Boostada, Isgaarsiinta & Tiknolojiyadda ee Federaalka & Dowlad-Goboleedyada

khamiis, April 18-2019(HNN)- Waxaa Magaalada Muqdisho ku soo gaba-gaboobey Kulanka Wadatashiga Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada (WBIT) ee heer federal iyo Wasaaraddaha Boostada iyo Isgaarsiinta ee Dowlad-goboleedyada, kaasoo ka socday magaalada Muqdisho intii u dhexeysay 16ka illaa 18ka Abriil 2019ka. Shirkan oo ay soo qaban-qaabisay Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada (WBIT) ee heer federaal ayaa […]

SAWIRRO: Wasaaradda Arrimaha Dastuurka iyo Gudigga Xuduudaha iyo Federaalka oo shir wadatashi ah qabtay

SAWIRRO: Wasaaradda Arrimaha Dastuurka iyo Gudigga Xuduudaha iyo Federaalka oo shir wadatashi ah qabtay

Khamiis, April 18-2019(HNN)- Waxaa magaalada Muqdisho ku qabsoomay shirka wadatashiga ee lagu turxaan bixinayo is waafajinta xulushada qaabeynta Dowlad Goboleedyada iyo qodobka 49aad ee Dastuurka Kumeel-gaarka ah, waxaana shirka si wadajir ah u qabtay Wasaaradda Arrimaha Dasturka iyo Gudigga Madaxabanaan ee Xuduudaha iyo Federaalka Qaranka. Shirka oo uu furay Wasiirka Arrimaha Dastuurka ayaa waxaa ka […]