Somaliland oo bilowday qorshe looga hortagayo xaalufinta dhirta

Somaliland oo bilowday qorshe looga hortagayo xaalufinta dhirta

Isniin, Feberaayo, 18, 2019 (HNN)- Wasaaarada deegaanka maamulka Soomaaliland ayaa bilowday qorshe looga hortagayo xaalufinta dhirta iyadoo deegaanka Digaale oo dhanka Koonfur ka xiga magaalada Hargeysa ka qeybisay shooladaha lagu karsado raashinka. Shoolahadahan ayaa waxaa inta badan ka faa’ideystay dad barakacayaal ah oo ku nool deegaanka sida ay sheegtay wasiirka deegaanka Somaliland Shukri Xaaj ismaaciil. Warbixintan […]

Ganacsade Soomaaliyeed oo xalay lagu dilay dalka Koonfur Africa

Ganacsade Soomaaliyeed oo xalay lagu dilay dalka Koonfur Africa

Isniin, Feberaayo, 18, 2019 (HNN)- Wararka ka imanaya dalka Koonfur Africa ayaa sheegaya in xalay koox burcad Koonfur Africaan ah halkaa ku dileen ganacsade Soomaaliyeed. Marxuumka oo lagu magacaabi jiray Yuusuf Maxamed Ibraahim ayaa lagu dilay sida wararku sheegayaan xaafadda New Brighton magaalada Port Elizabeth ee Gobolka Eastern Cape. Burcadii dilka ka danbeysay ayaa la sheegay in […]

Ardey wax ka barta iskuulka sheekh Maxamed Macalin ee Baladweyne oo abaalmarin la guddoonsiyay

Ardey wax ka barta iskuulka sheekh Maxamed Macalin ee Baladweyne oo abaalmarin la guddoonsiyay

Isniin, Feberaayo, 18, 2019 (HNN)- Maamulka iyo macalimiinta iskuulka sheekh Maxamed Macalin ee magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa abaalmarino gudddoonsiyay ardey kaalmaha hore ka gashay imtixaanka niska ama kala barka sannad dugsiyeedka. Warbixintan waxaa noo haya Cumar Yuusuf Aadan Ameeriko. Maxamed Yuusuf Cabdulaahi Hiilnews.com Madaxey1992@gmail.com

Qeybo ka mid ah jidadka Muqdisho oo saakay xiran

Qeybo ka mid ah jidadka Muqdisho oo saakay xiran

Isniin, Feberaayo, 18, 2019 (HNN)- Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa xiray qeybo ka mid ah jidadka ugu muhiisan magaalada Muqdisho, iyaga oo u diidaya gaadiidka dadweynaha in ay jidadkaa isticmalaan. Waxaa xiran oo aysan isticmaali karin gaadiidka Wadada Wadnaha,30-ka iyo qeybo ka mid ah Jidka Warshadaha, oo dhamaanba marka la eego muhiim u ah isku socodka […]

Biyo yarida uu sameeyay webiga shabeelle oo sameyn ku yeelatay beeraleyda gobolka Hiiraan

Biyo yarida uu sameeyay webiga shabeelle oo sameyn ku yeelatay beeraleyda gobolka Hiiraan

Axad, Feberaayo, 17, 2019 (HNN)- Inta badan beeraha ku teedsan webiga shabeelle ee dhaxmara qeybo ka mid ah gobolka Hiiraan ayaa sameyn ku yeelatay biyo yarida webiga shabeelle. Dhadhanka biyaha wabiga shabelle oo uu is badal ku yimid ayaa saameeyay qaar kamid ah dalagyada kaso go’a beeraha gobolka hiiraan sida aay radio Beerlula u sheegeen qaar […]

SHEEKADII KUN HABEEN IYO HABEEN qeybtii 24-aad

SHEEKADII KUN HABEEN IYO HABEEN qeybtii 24-aad

Axad, Feberaayo, 17, 2019 (HNN)- Sheekada waxay qeybtii hore inoo mareysa markuu waziir jacfar khaliifka ku dhahay hadii aan dhacdo tan ka yaab badan kaaga sheekeeyo adoonkaan madow naftiisa ma ii hibeyneysaa ? Narkaas ayuu khaliifkii ku jawaabay haa. Kadib waziir jacfar ayaa hadalkiisa sidaan ku bilaabay. “ waxaad ogaataa khaliifkii Mu’miniintow in waa hore uu […]

Ganacsatada Kalluunka ku iibiya Muqdisho oo codsaday in qalabka laga caawiyo

Ganacsatada Kalluunka ku iibiya Muqdisho oo codsaday in qalabka laga caawiyo

Axad, Feberaayo, 17, 2019 (HNN)- Qaar kamid ah ganacsatada iibiya kalluunka ee ku nool magaalada Muqdisho ayaa hay’adaha deeqda bixiyasha ka codsaday in laga caawiyo qalabka lagu jilaabto kalluunka Bada, sidoo kale kalluumeystada ayaa codsaday in garab laga siiyo sidii ay ku heli lahayeen goobo lagu keydiyo kalluunka soo hara. Cabdulqaadir Cumar Ibraahim ayaa warbixintan noo […]

Deegaano hoos taga Baladweyne oo biyo dhaamin laga sameyay.

Deegaano hoos taga Baladweyne oo biyo dhaamin laga sameyay.

Axad, Feberaayo, 17, 2019 (HNN)- Dalada bulsho kaab oo ay ku mideysan yihiin dhalinyaro iskood isku xilqaamay ayaa biyo dhaamin u sameeysay qaar ka mid ah shacabka ku nool deegaano  dhanka waqooyi ka xiga magaalada Baladweyne. Feysal Cismaan oo ka mid ah xubnaha bulsho kaab ayaa sheegay inay isku xilqaameen sidii biyo dhameyn loogu sameyn lahaa […]

DAAWO: Barcelona oo guul dirqi ah ka gaartay kooxda Real Valladolid

DAAWO: Barcelona oo guul dirqi ah ka gaartay kooxda Real Valladolid

Axad, Feberaayo, 17, 2019 (HNN)- Waxaa soo dhamaaday kulan ciyaareedkii u dhexeeyey kooxaha Barcelona iyo Real Valladolid oo ka tirsanaa horyaalka La Liga waxaana guul wax ku ool ah gaaray kooxda Barcelona . Barcelona oo ku ciyaareysay garoonkeeda ayaa soo bandhigtay ciyaar la jecleesto waxaaana u suura gashay in ay la yimaadaan gool qeebtii koowaad ee […]

DAAWO: Ac milan oo guul Muhiim ah ka gaartay kooxda Atlanta.

DAAWO: Ac milan oo guul Muhiim ah ka gaartay kooxda Atlanta.

Axad, Feberaayo, 17, 2019 (HNN)- Kooxda Ac milan ayaa guul muhiim ah ka gaartay Kooxda Atlanta kulan ka tirsan Horyaalka talyaaniga. Ac milan ayaa cayaarta Qeybtii hore soo bandhigtay ciyaar wanaag hase yeeshe waxaa qeybtii hore loo ganaxsaday gool waxaana daqiidii 33-aad kooxda Atlanta udhaliyey Remo Freuler wuxuuna ciyaarta Ka dhigay 1-0 Ciyaarta oo e heyd mid […]