Hordhac: Everton Vs Man City, Safafka Macquulka Iyo Saacada La Daawan Doono Kulanka.

Hordhac: Everton Vs Man City, Safafka Macquulka Iyo Saacada La Daawan Doono Kulanka.

Arbaco, Feberaayo, 06, 2019 (HNN)- Kooxda Difaacaneysa Horyaalka Eplka Ee Man City Ayaa Caawa Ciyaari doonta Kulan La Soo Hormariyay Waxayna Is arki Doonaan Dhigooda Everton. City ayaa Caawa Waxay Fursad U Haystaan Inay Qabtaan Hogaanka Horyaalka Eplka Maadaama Farqiga Goolasha ay Ku Qaban Karaan Hadii ay Guuleestaan. Everton Taageerayaasheeda Ayaa Doonaya Kulankaan Inay Guuleestaan […]

Guardiola oo tilmaamay waqtiyada ugu adag Premier League, muxuuse ka yiri kulanka caawa ee Everton?

Guardiola oo tilmaamay waqtiyada ugu adag Premier League, muxuuse ka yiri kulanka caawa ee Everton?

Arbaco, Feberaayo, 06, 2019 (HNN)- Macalinka reer Spain iyo kooxda Manchester City ee Pep Guardiola ayaa muujiyay sida weyn uu kaga careysan yahay xiliga adag ay ku jirto Sky Blues. Hadalka Pep Guardiola ayaa wuxuu hadalkiisa imaanayaa xili ay Manchester City caawa ku wajihi doonto kooxda Everton horyaalka Premier League. Jadwalka ciyaaraha ee kooxda Manchester […]

Rooney oo ka hadlay fikrad ahaan macalinka ay la tahay inuu leylin doono Man United xilli ciyaareedka soo socda

Rooney oo ka hadlay fikrad ahaan macalinka ay la tahay inuu leylin doono Man United xilli ciyaareedka soo socda

Arbaco, Feberaayo, 06, 2019 (HNN)- Wareysi uu ku bixiyay shabakada CNN ayuu halyeeyga kooxda Manchester United, isla markaana ah gooldhaliyaha taariikhiga ah Red Devils ee Wayne Rooney ayuu kaga hadlay tababaraha mustaqbalka ee kooxdiisii hore ee United-ka. Tababare ku meel gaarka ah kooxda Manchester United ee Ole Gunnar Solskjær ayaa kasoo saaray Red Devils xaaladii […]

Sare u kac laga dareemo qudaarta ka soo go’da beeraha gobolka Hiiraan islamarkana lagu iibiyo Baladweyne.

Sare u kac laga dareemo qudaarta ka soo go’da beeraha gobolka Hiiraan islamarkana lagu iibiyo Baladweyne.

Arbaco, Feberaayo, 06, 2019 (HNN)- Sare u kacaan kuyimid qeeybaha kala duwan ee Qudaarta ayaa waxa ay sheegeen Bulshada kashaqeysata iibinta Qudaarta  in sabab uu u yahay wabeiga shabeele oo biyo yareeyay waxaana sii yaraanaya Qudaartii loo iibgeeyn jiray qaar kamid ah gobolada dalka Raga iyo Haweenka ka ganacsada Qudaarta ee Fadhigooda uu yahay Suuqa Qudaarta […]

Ciidamo la wareegay xarunta Baarlamaanka Hirshabeelle

Ciidamo la wareegay xarunta Baarlamaanka Hirshabeelle

Arbaco, Feberaayo, 06, 2019 (HNN)- Ciidamo ka amar qaata Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa  la wareegay xarunta Baarlamaanka maamulka Hirshabeelle. Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka maamulka Hirshabeelle ayaa warbaahinta u sheegay in ciidankaan ay kasoo horjeddaan in kulamo ka dhan Madaxweyne Waare lagu qabto xarunta Baarlamaanka. Xiisad Siyaasadeed oo kacsan ayaa ka taagan magaalada Jowhar, […]

KUN HABEEN IYO HABEEN QEYBTII 17-aad.

KUN HABEEN IYO HABEEN QEYBTII 17-aad.

Arbaco, Feberaayo, 06, 2019 (HNN)- waxay sheekada inoo mareysay qeybtii hore markuu faqiirkii labaad oo sheekada waday uu gabadha ku dhaho soo baxa oo nawad aan halkaan kaa kaxeeyee. gabadhii markey hadalkayga maqashay ayay igu qososhay waxayna idhahday “iimaan yeelo cifriitkaan 10kii habeenba hal habeen ayuu ii yimaadaa inta kale adigaa lehe isdaji” markaas ayaan kudhahay […]

Antonio Guterres: Wakiil cusub ayaan u magacaabi doonaa Soomaaliya

Antonio Guterres: Wakiil cusub ayaan u magacaabi doonaa Soomaaliya

Arbaco, Feberaayo, 06, 2019 (HNN)- Dowladda Soomaaliya ayaa 1-dii bishii Janaayo ee sanadkan u sheegtay wakiilkii Qaramada Midoobey ee Soomaaliya Michael Haysom in uu isaga baxo dalka, kaddib markii lagu eedeeyay in uu ku xadgudbay Qarannimada iyo madax-bannaanida guud ee Soomaaliya. Xog-hayaha guud ee Qaramada Midoobey Antonio Guterres  oo ay VOA la hadashay ayaa isaga oo ka jawaabayay […]

Madaxweyne Trump oo jeediyay khudbadiisi sanadlaha ahayd

Madaxweyne Trump oo jeediyay khudbadiisi sanadlaha ahayd

Arbaco, Feberaayo, 06, 2019 (HNN)- Madaxweynaha Maraynkanka Donald Trump ayaa jeediyey khudbaddii sanadlaha hayad ee “State of the Union” taas oo uu kaga hadlo xaaladda dalka iyo waxyaabihii u qabsoomay dowladii mudadii ay jirtay. Madaxweyne Trump ayaa Khubaddiisa waxaa uu si gaar ah kaga hadlay dhaqaalaha, arrimaha socdaalka, qodobka muranku ka taagan yahay ee darbi laga […]

Soomaali Qaad Siday oo lagu xiray Wadanka India.

Soomaali Qaad Siday oo lagu xiray Wadanka India.

Arbaco, Feberaayo, 06, 2019 (HNN)- Ciidanka Booliska dalka India ayaa Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada New Delhi ku qabtay Saddex ruux oo 2 ka mid ah ay yihiin Soomaali, kuwaasoo siday Jawaano qaad ah oo ay doonaayeen in ay si qarsoodi ah ku galiyaan dalka India. Qaadkaan ayaa laga qaaday dalka Itoobiya, waxaana Ciidanka Booliska ee qaabilsan […]

1 48 49 50 51 52 145