Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Isbitaalada Ku Booqday Dadkii Shalay Dhaawacmay

Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Isbitaalada Ku Booqday Dadkii Shalay Dhaawacmay

Axad, December, 23, 2018(HNN) Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre oo ay wehliyaan mas’uuliyiin kale ayaa xalay saqdii dhexe wuxuu booqday qaar kamid ah isbitaaladii la dhigay dadkii ku dhaawacmay qaraxyadii kooxaha argagixisadu ay shalay ku laayeen dadka shacabka ah. Mudane Xasan Cali Khayre ayaa dhaawacyadaasi ku booqday Isbitaalada Madiina iyo Digfeer […]

Sarkaal Ka Goostay Al Shabaab Oo lagu Dilay Gobolka Gedo

Sarkaal Ka Goostay Al Shabaab Oo lagu Dilay Gobolka  Gedo

Axad, December, 23, 2018(HNN) Wararka naga soo gaaraya gobolka Gedo ayaa sheegaya in Saacadihii la soo dhaafay Al Shabaab gobolkaasi ay ku dileen Sarkaal hore uga tirsanaa oo haatan ku biiray Kooxda Daacish faraceeda Soomaaliya.. Sarkaalka la dilay ayaa lagu magacaabi jiray C/risaaq Maxamed Cumar Dayib, waxaana la sheegay in dhawaan uu ka baxay Al […]

Dil kadhacay degmada Ceelwaaq

Dil kadhacay degmada Ceelwaaq

Axad, December, 23, 2018(HNN) Wararka laga helayo gobolka Gedo ayaa ku warramaya in xalay nin hubeysan uu dil ka geystay degmada Ceelwaaq ee gobolkaasi. Dilka ayaa ka dhacay Maqaaxi ku taalla gudaha degmadaasi, kadib markii uu weerar ku soo qaaday nin ku hubeysan Qoray AK47, kaas oo dilay Marxuum lagu magacaabi jiray Sharmaake Sahal Khaliif. […]

Akhriso:-Qaramada Midoobay oo Cambaareysay Qaraxyadii Muqdisho Ka Dhacay

Akhriso:-Qaramada Midoobay oo Cambaareysay Qaraxyadii Muqdisho Ka Dhacay

Axad, December, 23, 2018(HNN) Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Nicholas Haysom, ayaa cambaareeyay weerarradii Qaraxyada ahaa ee Caasimadda Soomaaliya ay ka fuliyeen Al-Shabaab. War ka soo baxay Xafiiska Nicholas Haysom,ayaa lagu sheegay in weerarada ay ku dhinteen ugu yaraan 20-ruux. Al-Shabaab ayaa sheegatay mas’uuliyadda qaraxyada, midkii ugu horreeyay […]

Guddoomiyaha gobolka Hiiraan oo u ambabaxay degmada Maxaas

Guddoomiyaha gobolka Hiiraan oo u ambabaxay degmada Maxaas

Axad, December, 23-2018(HNN) Guddoomiyaha gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar daba geed iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta u ambabaxay degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan halkaasoo ay ka socoto waanwaan lagu dhax dhaxaadinayo labo beelood oo walaalo ah. Waxgaradka labada beelood iyo maamulka gobolka Hiiraan ayaa dadaal ugu jira sidii xal loogu heli lahaa colaadda. Ciise […]

Madaxweeynaha Somaaliya oo ka tacsiyeeyay dadkii ku geeriyooday qaraxyadii maanta ka dhacay Muqdisho

Madaxweeynaha Somaaliya oo ka tacsiyeeyay dadkii ku geeriyooday qaraxyadii maanta ka dhacay Muqdisho

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa shacabka Soomaaliyeed uga tacsiyeeyay shacabkii iyo askartii ku geeriyooday qaraxyadii maanta ka dhacay magaalada Muqdisho. Madaxweynuhu waxa uu Alle uga baryey in uu naxariistiiisa Janno ka waraabiyo dadkii ku geeriyooday qaraxyadaas. “Inaa Lilaahi wa inaa ilayhi raajicuun. Waxa aan Alle uga baryayaa in uu Jannadiisa ku […]

Hawlihii Dowlada, Maraykanka oo Joogsaday

Hawlihii Dowlada, Maraykanka oo Joogsaday

Sabti,December, 22,2018(HNN) Hawlihii hay’adaha dawladda Maraykanka qaarkood ayaa maanta oo Sabti joogsaday, kadib markii maamulka Trump iyo Aqalka Congress-ku ay ku heshiin waayeen miisaaniyadda. Madaxweyne Trmp ayaa ku adkaysay in miisaaniyadda darbi uu dalbanayo in laga dhiso xadka Maraykanka iyo Mexico, kaas oo ay ku kacasyo lacag dhan 5 bilyan oo dollar

gudoomiye ku xigeenka dhanka ammaanka iyo siyaasada ee maamulka gobolka Banaadir oo sheegay in qaraxyadii manta ka dhacay muqdisho ku geeriyoodeen 7 askari oo ka tirsan ilaaladiisa

gudoomiye ku xigeenka dhanka ammaanka iyo siyaasada ee maamulka gobolka Banaadir oo sheegay in qaraxyadii manta ka dhacay muqdisho ku geeriyoodeen 7 askari oo ka tirsan ilaaladiisa

Sabti,December, 22,2018(HNN) Maxamed Cabdullaahi Tuulax gudoomiye ku xigeenka dhanka ammaanka iyo siyaasada ee maamulka gobolka Banaadir ayaa ka hadlay qaraxyadii maanta ka dhacay Muqdisho oo isaga qudhiisa waxyeelo kasooo gaartay. Waxa uu kamid ahaa dadkii ka ag dhawaa Tiiyaatarka Qaranka oo uu qaraxa koowaad ka dhacay,waxa uuna sheegay in illaah uu ka badbaadiyay balse ilaaladiisa […]

1 68 69 70 71 72 128