Xasan Sheekh oo si weyn loogu soo dhoweeyay magaalada Kismaayo

Xasan Sheekh oo si weyn loogu soo dhoweeyay magaalada Kismaayo

Isniin, November, 19, 2018(HNN)Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamed ayaa maanta si diiran loogu soo dhoweeyay magaalada Kismaayo ee xarunta Jubadda Hoose. Xasan Sheekh oo ah Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka iyo Guddoomiyaha Xisbiga UDP ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Kismaayo ku soo dhoweeyay Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe, kuxigeenkiisa iyo mas’uuliyiin kale. Safarka Xasan Sheekh ee […]

Xiisad dagaal oo ka taagan tuulooyin hoos yimaada deegaanka Guriceel ee Gobalka Galgaduud.

Xiisad dagaal oo ka taagan tuulooyin hoos yimaada deegaanka Guriceel ee Gobalka Galgaduud.

Isniin, November, 19, 2018(HNN)Wararka ka imaanaya Deegaannada Galmudug ayaa ku waramaya in Al-shabaab ay dhaq-dhaqaaqyo ciidan ay ka wadaan deegaanada Maamulkaas. Al-shabaab ayaa la wareegay  deegaanka Goola goole Ee Gobolka Galgaduud ka tirsan waxaana saakay ay ka khudbeeyeeen deegaanaka dhagaxyaale oo qiyaasti degmada Guriceel 40 Km ujira. Ciidmamo Ka tirsan Galmudug ayaa la sheegay Iney Gaareeen Deegaanno […]

AKHRISO:- Maamulka Puntland oo fasaxay Dhalinyarada iyo shaqaalaha maamuka

AKHRISO:- Maamulka Puntland oo fasaxay Dhalinyarada iyo shaqaalaha maamuka

Isniin, November, 19, 2018(HNN) Wasaaradda Shaqada & Shaqaalaha dhalinyarada iyo ciyaaraha Puntland,ayaa shaacisay, in talaada berri ah oo ku beegan 20 bishan November 2018, ay fasax yihiin dhammaan shaqaalaha dowladda Puntland,maadaama la xusayo dhalashadii Nebi Muxamed(NNKH) oo loo yaqaanno “Mowliidka”. Warqad ka soo baxday xafiiska agaasimaha guud ee wasaaradda shaqada &shaqaalaha,dhalinyarada iyo ciyaaraha,Axmed Cabdalle Tigaana, […]

Jubbaland oo dil toogasho ku fulisay Askari dilay Nabadoon caan ka ahaa Kismaayo

Jubbaland oo dil toogasho ku fulisay Askari dilay Nabadoon caan ka ahaa Kismaayo

Isniin, November, 19, 2018(HNN)Maxkamadda Ciidamada Maamulka Jubbaland ayaa maanta dil toogasho ku fulisay C/risaaq Cumar C/llaahi, kaasoo 27-kii bishii October ku dilay magaalada Kismaayo Nabadoon Xasan Goolo. Askarigan ayaa ka mid ahaa Koox Ciidan oo ka gadooday Maamulka Jubbaland, kuwaasoo galay guri ay markii dambe ku hareereeyeen Ciidamo ka tirsan kuwa Amniga. Nabadoonka geeriyooday ayaa […]

Agaasimaha guud ee Wasaaradda waxbarashada oo Kormeeray ku tagay isguullada waxbarashada

Agaasimaha guud ee Wasaaradda waxbarashada oo Kormeeray ku tagay isguullada waxbarashada

Axad,, November, 18, 2018(HNN) Agaasimaha guud ee Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo tacliinta sare ee XFS ,Xasan maxamed cali ayaa manta kormeer ku tagay 24 isguul oo ay dhawaan lasoo wareegtay wasaaradda waxbarashada xukuumadda federalka Soomaaliya . Kormeerka agaasimaha guud ee wasaaradda waxbarashada ayaa qeyb ka ahaa kormeer guud oo ay shaqaalaha wasaaradda waxbarashada ay manata […]

Xildhibaanada Golaha Shacabka oo maanta la horgeeyay miisaaniyadda dowladda 2019

Xildhibaanada Golaha Shacabka oo maanta la horgeeyay miisaaniyadda dowladda 2019

Sabti,, November, 17, 2018(HNN)Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan ku yeeshay xarunta Golaha Shacabka ee Muqdisho. Kulanka oo uu shir guddoominaayay kusimaha guddoomiyaha Golaha Shacabka ahna guddoomiye ku xigeenka koowaad mudane C/weli Sheekh Ibraahim (Muudeey) ayaa waxaa soo xaadiray 155 xildhibaan. Wasiirka Wasaarada Maaliyadda ee Xukuumada Soomaaliya mudane C/raxmaan Ducaale Bayle […]

Baarlamaanka Koofurgalbeed oo ansixiyay xubno lagu dhamaystirey guddiga doorashada

Baarlamaanka Koofurgalbeed oo ansixiyay xubno lagu dhamaystirey guddiga doorashada

Sabti,, November, 17, 2018(HNN)Xildhibaanada Baarlamaanka Koofurgalbeed ayaa kulan ay maanta yeesheen waxa ay cod gacan taag ah ku ansixiyeen xubnaha lagu dhameystirayey Guddiga Doorashada Madaxweynaha Koofurgalbeed. Fadhiga Xildhibaanada ayaa waxaa xaadir ku ahaa Xildhibaano gaaraya 138, Xildhibaan, waxaana u codeeyay 134 Xildhibaan oo cod gacan taag ah ugu codeeyay, waxaa diiday laba Xildhibaan, halka laba […]

Shirka Hogaamiyeyaasha Midowga Afrika oo ka furmay Adis-Ababa

Shirka Hogaamiyeyaasha Midowga Afrika oo ka furmay Adis-Ababa

Sabti,, November, 17, 2018(HNN)Ra”iisul wasaaraha dalka Itoobiya Dr.Aby Ahmed ayaa maanta si rasmi ah u furay kulan ay ka qeybgaleen Madaxda dalalka Midowga Afrika oo ka dhacay magaalada Adis-ababa ee dalkaasi. Dr.Aby Ahmed  oo halkaasi ka jeediyay khudbaddii furitaanka ,waxa uu soo dhoweeyay madaxdii ka qeybgashay shirkaasi , isagoo ka warbixiyay in la sii ambaqaado  […]

Maamulka Gobolka Banaadir oo dardargeliyey Ololaha Isxilqaan ee Matxafka Qaranka

Maamulka Gobolka Banaadir oo dardargeliyey Ololaha Isxilqaan ee Matxafka Qaranka

Sabti,, November, 17, 2018(HNN) Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa maanta ka qeybgalay dardargelinta Ololaha Is-xilqaanka ee Matxafka Qaranka. Matxafka Qaranka ayaa dhowaan laga saaray dad shacab ah oo muddo daganaa, iyadoo uu kamid yahay goobaha lagu dhisayo Barnaamijka Is-xilqaan. Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo boqolaal shacab iyo shaqaalaha […]

Al-Shabaab oo 20 Dollar siiya Booliska Kenya si ay uga gudbaan xadka Soomaaliya

Al-Shabaab oo 20 Dollar siiya Booliska Kenya si  ay uga gudbaan xadka Soomaaliya

Sabti,, November, 17, 2018(HNN) Warbixin ay daabacday Qaramada Midoobay ayaa lagu sheegay in ciidamada Booliska Kenya ee ku sugan xadka  ay la wadaagto dalka Soomaaiya ay u oggolaadaan dagaalamayaasha Al-Shabaab inay gudaha u galaan dalka Kenya kadib markii ay lacag laaluush ah ka qaataan. Ciidamada ammaanka dalka Kenya ayaa si joogta ah waxa ay  uga qaataan […]

1 2 3 10