aldhig Ay Leeyihiin Mareykanka Oo Mar Kale La Duqeeyey

Gantaalka Katayuushka ayaa la sheegay in lala beegsaday Saldhig ay Maraykanka ku leeyihiin magaalladda Mosul ee Waqooyiga dalka Iraq, waana duqeyntii 2-aad eel ala beegsado wax ka yar 24-saacadood. Isbahaysiga Milliteriga Maraykanka ee ku sugan dalalka Iraq iyo Syria waxay xaqiijiyeen in saqdii dhexe ee xalay uu Gantaal kusoo dhacay Saldhig Tababar oo ku yaalla […]

Xubno ku Eedeysan Weerarkii Al-Shabaab ee Jaamacadda Gaarisa Oo Maxkamad la soo taagay

Xubno ku Eedeysan Weerarkii Al-Shabaab ee Jaamacadda Gaarisa Oo Maxkamad la soo taagay

Maxkamadda magaalada Nairobi ayaa la filayaa inay soo gaba gabayso dacwad la xiriirta afar nin oo ku eedeysnaa inay kamid ahaayeen Xubno ka tirsanaa Al-Shabaab ee bishii April ee sanadkii 2015-kii weerarka khasaaraha badan dhaliyay ku qaaday jaamacadda magaalada Gaarissa ee Gobolka Waqooyi Bari Raggaan oo dhowr jeer oo hore maxkamadda la soo taagay ayaa […]

Dowlada Masar oo ka carootay baaqa ku saabsan in la baaro geerida Mursi

Dowlada Masar oo ka carootay baaqa ku saabsan in la baaro geerida Mursi

Qaramada Midoobay ayaa dalbatay in baaritaan madax bannaan lagu sameeyo dhimashadii madaxweynihii hore ee Masar Maxamed Mursi,hayeeshee waxaa hadalkaas ka hortimid Xukuumadda Madaxweyne Cabdulfatax Al-Siisi. Wakaaladda wararka ee AFP ayaa ku warrantay in afhayeenka Wasaaradda Arrimha Dibadda uu “erayada ugu culus” ku cambaareeyay talada ay soo jeedisay Qaramada Midoobay, wuxuuna ku adkaystay in Mursi uusan […]

Dad Hor Leh Oo Loogu Karantiilay Cudurka Ebola Oo Lagu Arkay Kenya

Dad Hor Leh Oo Loogu Karantiilay Cudurka Ebola Oo Lagu Arkay Kenya

Ilaa sadex ruux ayaa si gooni loogu karantiilay kadib markii dadkaasi looga shakiyay inay la xanuunsan yihiin caalaamadaha cudurka waayadaan dambe ku baayay Qaarada Africa ee Ebola, waxaana Sadexdaan qof lagu hayaa Isbitaalka magaalo madaxda Ismaamulka Kericho ee Kericho. Sayga qofka dumarka ah ee lagu arkay calaamadaha cudurka iyo labo qof oo kale ayaa habeenkii […]

Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Qaabilay Maamulaha Guud Ee Hay’adda USAID

Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Qaabilay Maamulaha Guud Ee Hay’adda USAID

Isniin-June-17-2019(HNN) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa qaabilay Maamulaha Guud ee Hay’adda Horumarinta Caalamiga ah ee Maraykanka (USAID) Mudane Mark Green iyaga oo si wadajir ah ugu dhawaaqay dib u hawlgelinta Xarunta USAID ee Soomaaliya oo la xiray sannadkii 1991-kii. Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre iyo Mudane Mark Green ayaa ka […]

Garsoorka gobolka Hiiraan oo la kala diray

Garsoorka gobolka Hiiraan oo la kala diray

Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa wareegto  u soo saaray  ku kala diray  xubnihii garsoorka gobolka Hiiraan. Wareegtada ayaa lagu sheegay in markii madaxweynaha uu  arkay baarida loo  qabo  dib u yagleelida  hay’adaha garsoorka iyo dib u habeyntooda, marku  arkay go’aanka guddiga  cadaaladda  baarlamanka dowlad goboleedka  Hirshabeelle, marku  arkay talo  soo jeedinta wasaaradda  […]

Kooxda Chelsea oo ku guuleysatay Koobka Europa League

Kooxda Chelsea oo ku guuleysatay Koobka Europa League

Ciyaar xiiso badneyd ayaa xalay waxaa ay dhexmartay kooxaha Chelsea iyo Arsenal oo ka wada dhisay dalka Ingiriiska,waxaana ciyaartaas 4-1 ku guuleystay Kooxda Chelsea. Ciyaartaas ayaa ka mid aheyd Ciyaaraha koobka Europa League,waxaana xilli ciyaareedkan 2018-19 ku guuleystay Naadiga Chelsea. Qeybta hore ee ciyaarta ayeey labada kooxood Chelsea iyo Arsenal ku kala nasteen barbaro 0-0 […]

AL-shabaab Oo Ku Dagaalamay Gobolka Gedo Qeybo Kamida

AL-shabaab Oo Ku Dagaalamay Gobolka Gedo Qeybo Kamida

Wararka ka imaanaya Gobalka gedo ayaa sheegaya in dagaal culus uu dhexmaray dagaalamayaal ka tirsan Al-Shabaab iyo Sarkaal la sheegay inuu ka goostay Al-Shabaab. Dagaalka ayaa waxaa uu ka dhacay inta u dhaxeysa deegaanka Buusaar iyo dagmada Ceelwaaq ee Gobalka Gedo. Sarkaalka baxsadka ahaa ayaa ku soo wajahnaa dhinaca dagmada Ceelwaaq oo uu  doonayey inuu […]

Galmudug oo Xariirka U Jartay Dowladda dhexe Ee Soomaaliya

Galmudug oo Xariirka U Jartay Dowladda dhexe Ee Soomaaliya

War-saxaafadeed ka soo baxay madaxtooyadda galmudug ayaa lagu hakiyay wada shaqeyntii kala dhexeeysay Dowladda Soomaaliya. Galmudug waxaa ay joojisay xiriirkii wada shaqeyneyd ee dowladda federaalka inta heshiis siyaasadeed laga gaarayo arrimaha; dhameystirka dastuurka, doorashooyinka federaalka iyo amniga qaranka. Sidoo kale Warsaxaafadeed oo aad u dheeraa  ayaa galmudug waxaa ay beesha caalamka ka dalbatay inay si […]

1 2 3 90