DHAGEYSO: Maamulka Galmudug oo sheegay in biyo la’aan baahsan ay ka jirto gobolka Mudug.

DHAGEYSO: Maamulka Galmudug oo sheegay in biyo la’aan baahsan ay ka jirto gobolka Mudug.

Arbaco, April, 17, 2019 (HNN)– Wasiirka macdanta iyo biyaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Shire Faragle  oo shir jaraa’iid ku qabtay magaalada Galkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa sheegay in xiligan biyo la’aan baahsan ay ka jirto deegaano ka tirsan gobolka Mudug. Axmed Shire faragle ayaa sheegay in deegaano ka mid ah gobolka Mudug oo uu […]

Ciidamada dowladda oo toogasho ku dilay Nin xalay Bam gacmeed ku weeraray saldhig ciidan

Ciidamada dowladda oo toogasho ku dilay Nin xalay Bam gacmeed ku weeraray saldhig ciidan

Arbaco, April, 17, 2019 (HNN)– Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa ugu danbeyntii toogasho ku dilay Nin sida la sheegay in xalay Bam gacameed ku weeraray saldhig ciidamada dowladda ay ku leeyihiin degmada Wardhiigley. Qofka Bamka ku weeraray saldhigga ayaa la sheegay in uu markii danbe gudaha u galay guri ay deganaayeen dad shacab ah si uu […]

DHAGEYSO: Deegaano dhanka waqooyi ka xiga Baladweyne oo biyo dhaamin laga sameeyay.

DHAGEYSO: Deegaano dhanka waqooyi ka xiga Baladweyne oo biyo dhaamin laga sameeyay.

Talaado, April, 16, 2019 (HNN)– Ururka midnimada gobolka Hiiraan  ayaa deegaano dhanka waqooyi  ka xiga magaalada Baladweyne oo ay ku sugan yihiin dad dan yar ah gaarsiiyay biyo nadiif ah. Deegannada biyo dhaaminta laga sameeyay ayaa waxaa ka mid ah Barbaar cad iyo dheen xaluul. Guddoomiyaha ururka midnimada gobolka Hiiraan Cabdi muumin Cilmi ayaa sheegay in […]

DHAGEYSO: Dhaqaatiirta Baladweyne oo waalidiinta ugu baaqay in caruurtoda ka ilaaliyaan isticmaalka biyaha webiga shabeelle.

DHAGEYSO: Dhaqaatiirta Baladweyne oo waalidiinta ugu baaqay in caruurtoda ka ilaaliyaan isticmaalka biyaha webiga shabeelle.

Talaado, April, 16, 2019 (HNN)– dhaqaatiirta ka howlgala magaalada Baladweyne ayaa shacabka degan magaalada  uga digay isticmaalka biyaha webiga shabeelle maadaam midabka iyo dhadhanka biyaha ay isbedeel islamarkana laga yaabo inay cuduro ka dhashan. Warbixintan waxaa noo haya Cabdulqaadir Cumar Ibraahim Nadaara. Maxamed Yuusuf Cabdulaahi Hiilnews.com Myuusuf02015@gmail.com

Ganacsade Soomaaliyeed oo xalay lagu dilay dalka Koonfur Africa

Ganacsade Soomaaliyeed oo xalay lagu dilay dalka Koonfur Africa

Talaado, April, 16, 2019 (HNN)– Wararka ka imanaya dalka Koonfur Africa ayaa sheegaya in xalay koox burcad ah ku dishay magaalada King Willaims Ganacsade Soomaaliyeed oo lagu magacaabi jiray Mukhtaar Cumar. Sidoo kale kooxda burcad ah ayaa la sheegay in ay qaateen lacag u taalay Goobtiisa Ganacsi, iyaga oo intaasi kadib goobta ka baxsaday. Dhinaca kale […]

Madaxweyne Farmaajo oo xalay la kulmay saraakiisha Booliiska

Madaxweyne Farmaajo oo xalay la kulmay saraakiisha Booliiska

Talaado, April, 16, 2019 (HNN)– Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo xalay booqday xarunta taliska Booliiska Soomaaliyeed ayaa kulan gaar ah halkaa kula yeeshay saraakiisha ciidamada booliiska. Taliye ku-xigeenka Booliiska Soomaaliya Zakiya Xusseen Axmed oo kulanka kaddib warbaahinta la hadashay ayaa sheegtay in madaxweynuhu kula dardaarmay saraakiisha in ay xoojiyaan sugida Amniga magaalada Muqdisho, isaga […]

Dabeylo dad ku dilay dalka Mareykanka

Dabeylo dad ku dilay dalka Mareykanka

Talaado, April, 16, 2019 (HNN)– Ugu yaraan siddeed ruux ayaa dhimatay kuwo kale oo badanna way dhaawacmeen ka dib markii ay dabayl xoog badan iyo roobab mahiigaanno ah ku dhufteen dhawr gobol oo koonfurta Maraykanka ku yaalla. Gobolka Texas labo carruur ah ayaa dhintay ka dib markii uu geed ku soo dhacay gaarigii ay saarnaayeen, waalidka […]

Mareykanka oo faah faahin dheeraad ah ka bixiyay duqeyn lagu dilay sarkaal ka tirsan Daacish

Mareykanka oo faah faahin dheeraad ah ka bixiyay duqeyn lagu dilay sarkaal ka tirsan Daacish

Talaado, April, 16, 2019 (HNN)– Faah faahinno dheeraad ah ayaa ka soo baxaya duqeyn lagu dilay ku-xigeenka Ururka Daacish ee dalka Soomaaliya Cabdixakiin Dhocob, waxaana dilkan faah faahin dheeraad ah ka bixiyay taliska Mareykanka ee Africom,. Qoraal ka soo baxay taliska Mareykanka ee Qaarada Africa ayaa lagu sheegay in 14-kii Bishaan duqeyn dhinaca cirka ah […]

DHAGEYSO: Dhalinyaro ku nool Baladweyne oo abuurtay ganacsiyo yaryar

DHAGEYSO: Dhalinyaro ku nool Baladweyne oo abuurtay ganacsiyo yaryar

Talaado, April, 09, 2019 (HNN)- Dhalinyaro badan oo ku nool magaalada Baladweyne ayaa bilaabay inay abuurtan ganacsi yar yar oo nolosha reerkooda ku dabaran kuwaasoo ganacsigooda loo yaqaano waratada. Agagaarka suuqa safrika iyo yoobsan ayay dhalinyaradan ay ku iibiyaan dharka waxana inta badan dhalinyaradan dharka ka iibsada dadka danyarta iyo kuwa doonaya dharka qiimahooda uu hooseeyo. […]