Kumanaan qof oo ka qaxay dagaallada ka taagaan Liibiya

Kumanaan qof oo ka qaxay dagaallada ka taagaan Liibiya

Talaado, April, 09, 2019 (HNN)- Qaramada Midoobey waxay sheegtay in dagaallada dib uga soo cusboonaaday koonfurta dalka Liibiya ay horseedeen in kabadan 2000 qof inay ka barakacaan guryahooda halka shacab badan ay weli ku go’doonsan yihiin magaalada. Dowladda uu caalamka ictiraafsanyahay ee Liibiya ayaa sheegtay in ugu yaraan 32 kamid ah ciidammadooda looga dilay dagaalka tan […]

SAWIRO+DHAGEYSO: Hakad ku yimid qeybta gurmadka deg deg ah iyo qaliinka isbitaalka guud ee gobolka Hiiraan ee Baladweyne

SAWIRO+DHAGEYSO: Hakad ku yimid qeybta gurmadka deg deg ah iyo qaliinka isbitaalka guud ee gobolka Hiiraan ee Baladweyne

Isniin, April, 08, 2019 (HNN)- Agaasimaha  isbitaalka guud ee gobolka Hiiraan ee magaalada Baladweyne Dr Axmed Maxamed Qaliif oo u waramay  Radio Beerlula ayaa  sheegay in hakad ku yimid qeybta qaliinka iyo gurmadka deg deg  ee isbitaalka kadib markii ay ka baxsaday hay’adda sasfi. Axmed Maxamed Khalif ayaa sheegay in xiligan isbitaalka ay soo food saartay […]

Duqa Muqdisho ‘’ Dalkan wuxuu u baahan yahay xasilooni siyaasaddeed

Duqa Muqdisho ‘’ Dalkan wuxuu u baahan yahay xasilooni siyaasaddeed

Isniin, April, 08, 2019 (HNN)- Guddoomiyaha maamulka gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Eng Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisoow ayaa sheegay in dalka uu u baahan yahay xasilooni siyaasadeed, isaga oo khudbad ka jeedinayay munaasabad abaalmarino lagu guddoonsiinayay dhalinyaraddii ka qeybgashay tartanka Orodka Gaabsan ee lagu qabtay Muqdisho. Wuxuu soo hadal qaaday kulankii Sabtidii aynu soo dhaafnay ka […]

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo magacaabay taliyaha ciidanka Daraawiishta

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo magacaabay taliyaha ciidanka Daraawiishta

Isniin, April, 08, 2019 (HNN)- Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdi Casiis Xasan Maxamed (laftagreen) ayaa waxaa uu magacaabey taliyaha ciidanka Daraawiishta Koonfur galbeed iyo kuxigeenadiisa. Wareegto ka soo baxday xafiiska Madaxweyne Lafta-gareen ayaa waxaa taliyaha ciidanka Daraawiishta KG loogu Magacaabey Yoonis Aadan Xasan oo mar soo noqday Guddoomiye kuxigeenka Gobolka Baay halka kuxigeenkiisa loo Magacaabey […]

Trump oo lumiyay xubintii ugu muhiimsanayd golihiisa wasiirada.

Trump oo lumiyay xubintii ugu muhiimsanayd golihiisa wasiirada.

Isniin, April, 08, 2019 (HNN)- Xoghayihii amniga gudaha Maraykanka Kirstjen Nielsen oo mas’uul ka ahayd qorshaha muranka badan dhaliyay ee gidaarka ayaa xilkii iska casishay. Haweenayday ayaa ku tilmaamtay “Sharaf” in ay ka shaqaynaysay wasaaraddan. Trump oo markiiba bartiisa Twitter-ka qoraal soo dhigay ayaa sheegay in xilka ay banaysay haweenayday uu buuxiin doono agaasimaha Laanta Canshuuraha […]

Ciidamada dowladda oo baaritaanno ka wada dulleedka Muqdisho

Ciidamada dowladda oo baaritaanno ka wada dulleedka Muqdisho

Isniin, April, 08, 2019 (HNN)- Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa wali sii wada howlgalo culus oo ka soconaya deegaannada dulleedka Muqdisho, gaar ahaan ceelasha biyaha oo dhawaan saraakiisha hay’addaha Amnigu sheegeen in laga soo qabtay hub iyo qaraxyo ay halkaa ku diyaarinayeen Al-shabaab. Saacadihii ugu danbeeyay ciidamada ammaanka ayaa baaritaano ka sameeyay deegaanka Ceelasha Biyaha, iyadoo ciidamada […]

DHAGEYSO: Maamulka Galmudug iyo Hay’addaha samafalka oo ku shiray Dhusamareeb

DHAGEYSO: Maamulka Galmudug iyo Hay’addaha samafalka oo ku shiray Dhusamareeb

Isniin, April, 08, 2019 (HNN)- Magaalada dhuusamareeb ee caasimadda maamulka Galmudug ayaa lagu qabtay kulan looga hadlayo sidii gurmad kala duwan loo gaarsiin lahaa dadka xiligan soo food saartay biyo la’aanta ee ku nool gobolka Galgaduud. Kulanka ayaa waxaa ka qeyb galay wasiirka gargaarka iyo mareynta masiibooyinka Galmudug iyo hay’addaha samafalka ee ka howlgala Galmudug. Wasiirka […]

DHAGEYSO: Qoysas dan yar ah oo ku nool deegaanka Ceel Jaale ee duleedka Baladweyne oo loo qeybiyay biyo nadiif ah

DHAGEYSO: Qoysas dan yar ah oo ku nool deegaanka Ceel Jaale ee duleedka Baladweyne oo loo qeybiyay biyo nadiif ah

Axad, April, 07, 2019 (HNN)- Deeqdan biyo Dhaaminta ah ee ay sameeyeen Ururka midnimada Gobolka Hiiraan waxaa ka faa’ideeystay dad dan yar ah oo ku nool  kaamka bulsho  ee ku yaalo deegaanka ceel jaale iyo xarunta agoonta  ugaas khalif ee magalada baldweyne  kuwaasoo ay soo food saartay biyo xumo kadib markii midabka iyo dhadhanka biyaha webiga […]