Tirinta Codadka Wareega 1-aad oo soo dhamaatay (Akhriso Sida Codadka loo kala helay)

Tirinta Codadka Wareega 1-aad oo soo dhamaatay (Akhriso Sida Codadka loo kala helay)

Talaaddo, 8, Janaayo,2019,,(HNN) Waxaa goordhaw soo dhamaatay tirinta codadka wareega koobaad ee doorashada Madaxweynaha Puntland, waxaana wareega koobaad codadka ugu badan helay Musharax Siciid Cabdulaahi Dani . Wareega koobaad ee doorashada waxaa hogaaminaya Musharaxa  Saciid Cabdulaahi Dani oo helay 20-cod, waxaana kusoo xiga Jeneraal Asad Cismaan oo helay 17 cod halka Musharaxa sadexaad ee codadka badan helay […]

Wareega Koobaad ee Doorashada Madaxweynaha Puntland oo soo dhamaatay iyo Tirinta oo bilaabatay

Wareega Koobaad ee Doorashada Madaxweynaha Puntland oo soo dhamaatay iyo Tirinta oo bilaabatay

Talaaddo, 8, Janaayo,2019,,(HNN) Waxaa goordhaw soo dhamaatay wareega koobaad ee codeynta doorashada Madaxweynaha maamulka Puntland ay ku tartamayaan 21-Musharax , waxaana doorashada ay ka socotaa magaalada Garawe. Hoolka doorashada ka dhaceyso waxaa ku sugan dhamaan Xildhibaanada Puntland oo gaaraya 66-Xildhibaan, waxa ayna Xildhibaanadan kala xulanayaan musharaxiinta tirada badan ee doorashada ku tartamaya. Wareega koobaad ee […]

Afgambi dhicisoobay oo ka dhacay dalka Gabon iyo saraakiil la xiray

Afgambi dhicisoobay oo ka dhacay dalka Gabon iyo saraakiil la xiray

Isniin, 07, Janaayo, 2019, (HNN) Militariga dalka Gabon ayaa saacadihii hore ee maanta ku dhawaaqay in ay la wareegeen tallada dalka xili madaxweynihii dalkaasi Cali Bongo uu muddo ka badan Labo cisho dalka dibedda uga maqan yahay. Laakiin wararkii ugu danbeeyay ee soo baxaya ayaa sheegaya in Afganbigaasi noqon mid hergala oo waxaa xabsiga loo taxaabay […]

NISA oo sheegtay in ay bur burisay saldhig Al-shabaab ay ku lahaayeen Shabeellaha Hoose

NISA oo sheegtay in ay bur burisay saldhig Al-shabaab ay ku lahaayeen Shabeellaha Hoose

Isniin, 07, Janaayo, 2019, (HNN) Hay’adda Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA ayaa sheegtay in ay howlgal ay ka fuliyeen deegaanka Dugule ee gobolka Shabeellaha Hoose ku bur buriyeen saldhig Al-shabaab ay ku lahaayeen deegaanka. Qoraal ka soo baxay NISA ayaa lagu sheegay in 05tii bishan howlgal qorsheysan oo ay ka fuliyeen gobolka Shabeellaha hoose ku bur […]

SAWIRRO: Wasiirka waxbarashada XFS oo la kulmay ardeyda wax ka barta jaamacaddaha Muqdisho

SAWIRRO: Wasiirka waxbarashada XFS oo la kulmay ardeyda wax ka barta jaamacaddaha Muqdisho

Isniin, 07, Janaayo, 2019, (HNN) Wasiirka waxbarashada hiddaha iyo tacliinta sare ee xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulahi Goodax Barre ayaa kulan wadatashi ah  la qaatay ardeyda wax ka barta jaamacaddaha magaalada Muqdisho. Hadafka kulanka ayaa ahaa sidii wasiirka waxbarashada uu dhageysan lahaa cabashada ay qaban ardeyda Soomaaliyeed islamarkana uu faah faahin uga siin lahaa dadaalka […]

Somaliland oo Faahfaahisay booqashadda Wasiirka Gaashaan dhigga UK

Somaliland oo Faahfaahisay booqashadda Wasiirka Gaashaan dhigga UK

Isniin, 07, Janaayo, 2019, (HNN) Magaalada Hargeysa ee Caasimada Somaliland waxaa socdaal aan hore loo sii shaacin ku tagay wasiirka gaashaan dhigga Ingiriiska, Gavin Williamson. Williamson waxa xafiiskiisa ku qaabilay madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, oo ay wehelinayeen wasiirrada gaashaan dhigga, arimaha dibadda iyo saraakiil sar sare oo ka tirsan xukuumadda. Shirkaan ay yeesheen Madaxweyne […]

Qaramada Midoobay oo xadideysa shaqaalaheeda magaalada Muqdisho

Qaramada Midoobay oo xadideysa shaqaalaheeda magaalada Muqdisho

Isniin, 07, Janaayo, 2019, (HNN) War kasoo baxay Qaramada Midoobay ayaa lagu shaaciyay in ay  xadideysa shaqaalaheeda ka howgala xafiiskeeda magaalada Muqdisho kadib weerar hoobiyaal ah oo lagu qaaday xarunta ay Qaramada Midoobay ku leedahay magaalada Muqdisho 1dii bishan Janaayo 2019. Qaramada Midoobey waxa ay sheegtay in xaaladda Ammaan ee shaqaallaha Qaramada Midoobey ay ku […]

1 55 56 57 58 59 87