Waa Kuwee Shan Wadan oo martigelin kara Ciyaaraha Koobka Aduunka?

Waa Kuwee Shan Wadan oo martigelin kara Ciyaaraha Koobka Aduunka?

Madaxweynihii hore ee UEFA Michel Platini ayaa xabsi loo taxaabay iyadoo su’aalo laga weydiinayo baaritaan la xiriira sida ay Qatar ugu guuleysatay martigelinta Koobka Adduunka ee 2022. Qatar ayaa martigelinta Koobka Adduunka waxa ay ku garaacday dalalka Australia, Japan, South Korea iyo Mareykanka ka dib cod ay qaadeen gudiga joogtada ah ee FIFA laakiin kala […]

Kooxda Chelsea oo ku guuleysatay Koobka Europa League

Kooxda Chelsea oo ku guuleysatay Koobka Europa League

Ciyaar xiiso badneyd ayaa xalay waxaa ay dhexmartay kooxaha Chelsea iyo Arsenal oo ka wada dhisay dalka Ingiriiska,waxaana ciyaartaas 4-1 ku guuleystay Kooxda Chelsea. Ciyaartaas ayaa ka mid aheyd Ciyaaraha koobka Europa League,waxaana xilli ciyaareedkan 2018-19 ku guuleystay Naadiga Chelsea. Qeybta hore ee ciyaarta ayeey labada kooxood Chelsea iyo Arsenal ku kala nasteen barbaro 0-0 […]

Mo Faarax oo qalab muhiim ah looga xaday Itoobiya

Mo Faarax oo qalab muhiim ah looga xaday Itoobiya

Jimco, Abril 26-2019(HNN)- Labada orodyahan ee caanka ah ee afarta jeer qaaday koobka orodada ciyaaraha olimbikada adduunka, Mo Faarax iyo Haile Gebrselassie ayuu dhexmaray muran xoog badan oo la xiriira xatooyo ka dhacday hoteel Addis Ababa ku yaala. Mo Faarax ayaa sheegay in qolkii uu ka degenaa hoteel uu leeyahay Haile looga xaday lacag, labo […]

Saddex kooxod oo ka qeyb galaya tartanka ka socda Baladweyne oo ganax la dul dhigay.

Saddex kooxod oo ka qeyb galaya tartanka ka socda Baladweyne oo ganax la dul dhigay.

Jimco, Abril 26-2019(HNN) Guddiga garsoorka gobolka Hiiraan ayaa ganax kala duwan dul dhigay saddex koooxood oo ka mid ah kooxaha ka qeyb galaya tartanka kubadda cagta ee ka socda magaalada Baladweyne. Madaxa guddiga garsoorka gobolka Hiiraan Cabdirisaaq Cabdulle Canshuur ayaa Radio Beerlula uga waramay ganaxan ay dul dhigeen saddexdan kooxood, iyo waxyabaha lagu ganaxay.

DAAWO: Kooxda Chelsea oo guul muhiim u aheyd ka gaartay West Ham

DAAWO: Kooxda Chelsea oo guul muhiim u aheyd ka gaartay West Ham

Talaado, April, 09, 2019 (HNN)- Kooxda Chelsea ayaa guul muhiim ah ka gaartay Kooxda West Ham kulan ka tirsan horyaalka Premier League , kaddib ciyaar ku soo dhamaatay 2-0 . Kulan ciayreedka qeebtiisa koowad oo aheyd mid aad u xiiso badan waxaa gool la hormaray Kooxda  Bules oo ku gacan sareysay ciyaarta qeebteeda koowaad . Laacibka […]

DAAWO: Manchester City oo gaartay finalka tartanka FA Cup.

DAAWO: Manchester City oo gaartay finalka tartanka FA Cup.

Axad, April, 07, 2019 (HNN)- Kooxda Man City ayaa gool madi ah kaga adkaatay Kooxda Brighton misane gaartay finalka tartanka FA Cup , iyago oo horey tartankaas ugu guuleysatay shan jeer. Kualn ciyareedka qeebtiisa Koowaad ayaa ku soo dhamaaday  1-0 oo ay ku hogaamineysay Kooxda   Man City halka Brighton dhankooda ay la yimadeen qaab ciyaareed cajiib […]

DAAWO: Juventus oo guul muhiim aheyd ka gaaraty Kooxda AC Milan

DAAWO: Juventus oo guul muhiim aheyd ka gaaraty Kooxda AC Milan

Axad, April, 07, 2019 (HNN)- Kooxda Juventus oo guul soo laabsho leh ka gaartay Kooxda Ac Milan kaddib ciyaar ku dhamaatay 2-1 oo ka tirsaneed horyaalka dalka Italy . Qeebtii koowaad ee kulanka ayaa ku dhamaaday 1-0 waxaba oo ay ku hogaamineyso Kooxda AC Milan oo marti aheyd wallow kooxda Juventus aya soo bandhigtay qaab ciyareed […]

1 2 3 28