Koulibaly oo ka hadlay codsiyada faraha badan ee soo gaaraya xilli uusan hilmaamin midab takoorkii lagu sameeyay

Koulibaly oo ka hadlay codsiyada faraha badan ee soo gaaraya xilli uusan hilmaamin midab takoorkii lagu sameeyay

Sabti, Feberaayo, 16, 2019 (HNN)- Daafaca kooxda Napoli iyo xulka Senegal Kalidou Koulibaly ayaa soo dhoweeyey codsiyada badan ee soo gaaraya oo ay usoo gudbinayaan kooxaha ugu waaweyn Yurub oo mid waliba dooneyso inay la soo wareegto. Wareysi uu Koulibaly maanta siiyay ‘Rai Sport’ ayaa waxa uu xusay in uusan waqti xaadirkan dooneyn in uu ka […]

Kooxaha Real Madrid iyo Tottenham oo gaaray guulo muhiim ah

Kooxaha Real Madrid iyo Tottenham oo gaaray guulo muhiim ah

Khamiis, Feberaayo, 14, 2019 (HNN)- Waxaa soo gaba gaboobay kulan ciyaareedyadii u dhexeyey kooxaha Ajax iyo Madrid iyo kulanka kale ee Tottenham iyo Dortmound kaas oo ka tirsana wareega lugta koowaad ee 16-ka Champions League . Aan ku horeynee kooxda Ajax ayaa garoonkeeda ku marti soortay qaan gaarada Europe ee Real Madrid kulankooda ayaana ku soo […]

Man United oo go’aansatay Tababaraheeda Rasmiga ah

Man United oo go’aansatay Tababaraheeda Rasmiga ah

Isniin, Feberaayo, 11, 2019  (HNN)- Manchester United ayaa go’aansatay tababaraheeda Rasmiga ah maadaama uu Solskjaer si ku meel gaar ah u hayo xilka. Warsidaha afka dheer ee SunSport ayaa daaha ka rogay in Red Devils ay go’aansatay inay xilka si rasmi ah ugu dhiibto Solskjaer kaa oo adkaaday 10 ka mid ah 11-kii kulan uu kooxda hogaamiyay […]

DAAWO: Athletic Bilbao oo taako u dhigtay hogaamiyaasha horyaalka La Liga ee Barcelona.

DAAWO: Athletic Bilbao oo taako u dhigtay hogaamiyaasha horyaalka La Liga ee Barcelona.

Isniin, Feberaayo, 11, 2019  (HNN)- Kooxda Barcelona ayaa kulan katirsan horyaalka spain ee La Liga la qaadatay kooxda Athletic Bilbao waxa ayna  ciyaarta ku soo dhamaatay bareejo oo midkoodna wuu awoodi wayey in hal gool xitaa dhaliyo . Kulanka ayaa ahaa mid aad u xiiso badan labada ayaana qeebtii koowaad ee ciyaarta bareejo isku dhaafi waayey […]

DAAWO: Juventus oo guul muhiim ah ay u qalantay ka gaartay kooxda Sassuolo.

DAAWO: Juventus oo guul muhiim ah ay u qalantay ka gaartay kooxda Sassuolo.

Isniin, Feberaayo, 11, 2019  (HNN)- Juventus ayaa gaartay guul muhiim ah ay u qalantay, kadib markii ay 3-0 kaaga adkaatay kooxda Sassuolo. Qeybta hore ee ciyaarta ayaa waxay ku soo idlaatay 1-0 ay ku hogaamineysay kooxda martida ahayd ee Juventus. Sami Khedira ayaa hogaanka u dhiibay kooxdiisa Juventus daqiiqadii 23-aad wuxuuna ka dhigay 1-0. Qeybta labaad […]

DAAWO: Manchester City oo la wareegtay hogaanka Premier League, kadib markii ay si xun u xasuuqday kooxda Chelsea.

DAAWO: Manchester City oo la wareegtay hogaanka Premier League, kadib markii ay si xun u xasuuqday kooxda Chelsea.

Isniin, Feberaayo, 11, 2019  (HNN)- Kooxda Manchester city ayaa gumaad ku u geysatay kooxda reer londone ee Chelsea ka dib ciyaar ku soo dhamaatay 6-0 oo ka tirsaneed horyaalka premier league .. Wixii ka dhacay garoonka Ehihad ayaan qoomamao loo heyn xili taageerayaasha Chelsea dareenkooda uu noqday afkiibaa juuqda gabay iyo eed qoofkii loo tiirin lahaa […]

DAAWO: Liverpool Oo Dib Ugu Soo Laabatay Hogaanka Horyaalka.

DAAWO: Liverpool Oo Dib Ugu Soo Laabatay Hogaanka Horyaalka.

Axad, Feberaayo, 10, 2019  (HNN)- Reds ayaa dib u soo celisay libinteeda kala sareenta Horyaalka Eplka oo Isbuucii la soo dhaafay si ku meel gaar ah kala wareegtay Man City. Qeebta Hore ee Ciyaarta Liverpool ayaa Bandhiga Goolasha Bilaawday waxaana U Dhaliyay Goolka 1-aad Mane. Isla Qeebti Hore Reds Ayaa Ciyaarta ka Dhigtay 2-0 Waxaana Shabaqa […]

DAAWO: Real Madrid Oo Xasuuq Xoogan U Geesatay Atletico Madrid.

DAAWO: Real Madrid Oo Xasuuq Xoogan U Geesatay Atletico Madrid.

Axad, Feberaayo, 10, 2019  (HNN)- Ciyaarta Derby Madrid ayaa Noqotay Mid ay Xooga Ugu Badan Lahaatay Kooxda Real Madrid. Bilaawgii Ciyaarta Dharbaaxo Ayaa Lagu Bilaabay Atletico waxaana Goolka koowaad ka Dhaliyay Casamero Oo Madrid Qadka Dhaxe kaga Ciyaara. Atletico kuma qaadan waqti badan in ay Goolka ka soo laabtaan waxaana U suurta gashay daqiiqadii 25-aad inay […]