Barcelona oo xiddigaan ka doonaysa dhigeeda Bayern Munich

Barcelona oo xiddigaan ka doonaysa dhigeeda Bayern Munich

Sabti, November, 3, 2018(HNN) Barcelona ayaa diirada saaratay daafaca kooxda Bayern Munich iyo xulka Germany ee Joshua Kimmich. Mundo Deportivo ayaa daaha ka qaaday in daafaca midig ee Bayern Munich uu hogaaminayo liiska xiddigaha Barcelona ay ka doonayso suuqa kala iibsiga. Barcelona ayaa u aragta 23 jirka reer Jarmal laacib si wayn ugu haboon qaab ciyaareedka […]

Xiddig ka tirsan Liverpool oo xiiseynaya ku biirista PSG

Xiddig ka tirsan Liverpool oo xiiseynaya ku biirista PSG

Jimco,November 2, 2018(HNN) Kooxda kubadda cagta ee Liverpool ayaa dhibaato kala kulmeysa saxiixeeda cusub ee Fabinho kaasoo diyaar u ah inuu u dhaqaaqo kooxda Paris Saint-Germain marka la gaaro bisha January. Reds ayaa saxiixa laacibkan ku garaacday kooxda PSG suuqii xagaaga xilligaas oo ay Monaco kala soo saxiixdeen iyagoo ku bixiyay qarash dhan £43.7m. Ha yeeshee […]

Wax ka ogow 15-kii sano ee lasoo dhaafay xiddigaha ku guuleystay abaalmarinta Golden Boy Award

Wax ka ogow 15-kii sano ee lasoo dhaafay xiddigaha ku guuleystay abaalmarinta Golden Boy Award

Jimco, November, 2, 2018(HNN) Abaalmarinta Golden Boy Award waxaa bixisa shabakadda Taliyaaniga ah ee Tuttosport, waxaana ay soo billaawday sanaddii 2003. Waxaa sidoo kale codeynta abaalmarintan ka qayb qaata shabakado kala duwan oo ka kasoo kala baxa dalal kala duwan, sida : Bild (Germany), Blick (Switzerland), A Bola (Portugal), l’Équipe (France), France Football (France), Marca (Spain), […]

Chelsea Oo Sababtan Awgeed Isaga Daynaysa Soo Qaadashada Aaron Ramsey.

Chelsea Oo Sababtan Awgeed Isaga Daynaysa Soo Qaadashada Aaron Ramsey.

jimco, November, 2,2018(HNN) Kooxda kubadda cagta Chelsea ayaa maalmihii u danbeeyay lala xiriirinayay soo qaadashada xidiga qadka dhexe Arsenal kaga ciyaara ee Aaron Ramsey. Ramsey oo uu qandaraaskiisu ku egyahay dhammaadka xilli ciyaareedkan ayaa xiisa k helayay qaar kamid ah kooxaha ugu awodda badan qaaradda sida, Juventus, PSG, iyo Chelsea. Ai kastaba ha ahaatee, Daily […]

Mulkiilihii kooxda Leicester City ee ka dhisan dalka Britain oo geeriyooday

Mulkiilihii kooxda Leicester City ee ka dhisan dalka Britain oo geeriyooday

Isniin, October, 29, 2018(HNN) Mulkiilihii kooxda Leicester City ayaa geeriyooday ka dib markii ay garoonka kubadda bannaankiisa ku burburtay diyaaraddii qumaatiga u kacasay ee wadday, sida ay kooxdu xaqiijisay. Vichai Srivaddhanaprabha, labo ka mid ah shaqaalihiisa, duuliyihii iyo qof weheliyay ayaa ku dhintay burburka diyaaradda Sabtidii. Qof goobjooge ah ayaa sheegay in diyaaraddu ay kontoroolka […]

FT: Barcelona oo sharafta ka qaadday Real Madrid xilli Suarez uu saddex jeer shabaqa u laabtay!

FT: Barcelona oo sharafta ka qaadday Real Madrid xilli Suarez uu saddex jeer shabaqa u laabtay!

Axad, October, 28, 2018(HNN) Markii dib la isugu soo laabtay waxaa is beddelay jawiga ciyaarta, maadaama bilawga qaybta labaad ee ciyaarta Real Madrid ay kusoo laabatay qaab awood badan. Balse dadaalkii ay kusoo laaban lahayd waxaa daadka raaciyay gool kale oo ay Barcelona dhalisay. Isku soo wada duubee waxaa qaybtii hore ee ciyaarta lagu kala […]

El Clasico LINE-UPS: Rafinha Oo Ciyaaraya Booska Messi, Iyo Isco Oo Weerarka Kula Soo Bilaawday Bale Iyo Benzema.

El Clasico LINE-UPS: Rafinha Oo Ciyaaraya Booska Messi, Iyo Isco Oo Weerarka Kula Soo Bilaawday Bale Iyo Benzema.

Axad, October, 28, 2018(HNN) Kulanka ugu wayn kubadda cagta heerka kooxaha ayaa ay maqribnimadan ka bilaaban doona garoonka Camp Nou, iyada oo kulankan uu tabi doono Lionel Messi iyo Cristiano Ronaldo oo aan kasoo muuqan doonin ciyaarta. Ciyaartan ayaana xidigaha ay labada kooxood ku xisaabtami doonaan ay kala yihiin Isco oo kasoo jeeda dhanka Real Madrid […]

Conte oo shaqada Real Madrid ka beddeli doonna Julen Lopetegui, heshiis 98% la dhammeystiray!

Conte oo shaqada Real Madrid ka beddeli doonna Julen Lopetegui, heshiis 98% la dhammeystiray!

Sabti, October, 27, 2018(HNN) Waxaa lagu soo warramayaa in Macallin Antonio Conte 98% uu yahay tababaraha xiga ee Real Madrid kaasoo beddeli doona Julen Lopetegui. Conte ayaa shaqo la’aan ah tan iyo xagaagii, xilligaas oo ay Chelsea kasoo ceyrisay shaqada tababarennimo iyagoo beddelkiisa ka dhigtay Maurizio Sarri. Shaqooyin kala duwan ayaa lala xiriiriyay oo ay ku […]

1 21 22 23 24 25 28