Hordhac : Liverpool vs Bournemouth halkan ka aqriso wax kasto oo ku saabsan kulanka .

Hordhac : Liverpool vs Bournemouth halkan ka aqriso wax kasto oo ku saabsan kulanka .

Sabti, Feberaayo, 9, 2019  (HNN)- Kooxda kubada cagta Liverpool ayaa wajihi doonta kooxda Bournemouth xili kooxda city ay la wareegtay hogaanka horyaalka premier league , laakiin guul ayaa gaaraan ay u sahli karta in ay dib ugu soo laabtaa hogaanka sare ee horyaalka. Liverpool ayaa badin labadii kulan ee ugu dambeeyey ee ay soo ciyaartay horyaalka […]

Chelsea Oo Baddalka Bakayoko Kasoo Qaadanaysa AC Milan.

Chelsea Oo Baddalka Bakayoko Kasoo Qaadanaysa AC Milan.

Sabti, Feberaayo, 9, 2019  (HNN)- Kooxda kubadda cagta Chelsea ayaa doonaysa in ay Stamford Bridge usoo dhaqaajiso xidig qadka dhexe kaas oo ay doonayaan in ay baddal uga dhigaan Bakayoko oo waqtigan kusugan San Siro. kooxda ka ciyaarta Premier League ee Chelsea ayaa isha ku haysa in ay lasoo dhaqaaqdo Frankie Kessie si ay baddal uga dhigto […]

Liiska 10-ka Xiddig ee ugu Mushaarka badan oo la soo saaray.

Liiska 10-ka Xiddig ee ugu Mushaarka badan oo la soo saaray.

Sabti, Feberaayo, 9, 2019  (HNN)- Laacibka ugu mushaarka badan Arsenal ee Mesut Ozil ayaa u ekaaday mid aanba waxba heysan marka loo fiiriyo inta uu qaato Lionel Messi. Xiddiga reer Argentina ayaa ku soo baxay kaalinta koowaad liiska 10-ka xiddig ee ugu mushaarka badan Adduunka. Wuxuu qaataa ku dhawaad labo laabka musaarka Cristiano Ronaldo. Xiddiga reer […]

Tababare Maurizio Sarri Oo Kahor Kulanka Man City Kahadlay Mustqbalka Eden Hazard.

Tababare Maurizio Sarri Oo Kahor Kulanka Man City Kahadlay Mustqbalka Eden Hazard.

Sabti, Feberaayo, 9, 2019  (HNN)- Tababaraha kooxda kubadda cagta Chelsea Maurizio Sarri ayaa sheegay in uusan hubin haddii uu Eden Hazard sii joogi doono garoonka Stamford Bridge iyo hadi kale. Hazard ayaa bilihii lasoo dhaafay si aad ah loola xiriirinayay in uu ka dhaqaqaaqayo Chelsea, iyada oo Real Madrid ay wali xiisaynayso kabtanka Belgium kaas oo […]

Jose Mourinho iyo Inter Milan oo Maanta wada fadhiisanaya

Jose Mourinho iyo Inter Milan oo Maanta wada fadhiisanaya

Khamiis, Feberaayo, 07, 2019 (HNN)- Jose Mourinho ayaa ku sugan Magaalada Milano ee dalka Talyaaniga isagoona maanta la kulmaya agaasimaha Inter ee Beppe Marotta. Davide Russo de Cerame ee ka howl gala TeleLombardia ayaa sheekadan daaha ka roga isagoona soo jeediyay in Mourinho uu qaban karo xilka Inter kal ciyaareedka soo socda. Haddii ay dhacdo midaa waxay noqon […]

Chelsea oo ku bixineysa 140 milyan euro badalka Eden Hazard

Chelsea oo ku bixineysa 140 milyan euro badalka Eden Hazard

Khamiis, Feberaayo, 07, 2019 (HNN)- Waxay u muuqataa in macalinka reer Talyaani ee Maurizio Sarri uu sameyn doono saxiixa mid ka mid ah xidigihiisii kasoo hoos shaqeeyay, si uu ugu noqdo badalka Eden Hazard oo lala xiriirinayo inuu ka dhaqaaqi doono garoonka Stamford Bridge. Waxaa jira warar badan ee sheegaya in 28 jirka reer Belgian uu […]

Manchester United oo dalab waali ah ku dooneysa xidig ka tirsan Real Madrid

Manchester United oo dalab waali ah ku dooneysa xidig ka tirsan Real Madrid

Khamiis, Feberaayo, 07, 2019 (HNN)- Warbaahinta gudaha England ayaa shaacisay in kooxda Manchester United ay dooneyso xoojinta qeybta dhexe ee difaaceeda, kadib marka uu furmo suuqa xagaaga ee soo aadan.   Wargeyska “The Sun” ee dalka England ayaa wuxuu shaaca ka qaaday in Manchester United ay dooneyso inay sameyso saxiixa difaaca reer France iyo kooxda Real […]

El Calasico: Ka Hor Kulanka caawa Barcelona Vs Real Madrid Wax Ka Ogoow Taariikhda Kulamada ay Ku Kulmeen Tartanka Copa del Rey Waana Markoodii 32-aad Hadaba Yaa Badis Badan Labada Koox.

El Calasico: Ka Hor Kulanka caawa Barcelona Vs Real Madrid Wax Ka Ogoow Taariikhda Kulamada ay Ku Kulmeen Tartanka Copa del Rey Waana Markoodii 32-aad Hadaba Yaa Badis Badan Labada Koox.

Arbaco, Feberaayo, 06, 2019 (HNN)- maxaad kala Socotaa Taariikhda U Dhaxeysa kooxaha Real Madrid Iyo Barcelona Ka Hor Kulanka caawa: 32-jeer ay Is Arkeen Tartanka Copa del Rey Iyo Natiijada aya Ku Kala Baxeen: Semi-finals. Barcelona 3-1 Real Madrid Semi-finals. Barcelona 2-1 Real Madrid. Real Madrid 4-1 Barcelona. Real Madrid 6-6 Barcelona. Real Madrid 4-2 Barcelona (Goal […]