Madaxweynaha Soomaaliya oo shacabka ugu baaqay inay u hoggaansamaan talooyinka caafimaadka

Madaxweynaha Soomaaliya oo shacabka ugu baaqay inay u hoggaansamaan talooyinka caafimaadka

Muqdisho(HNN)- Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed in ay mideeyaan cududdooda iyo awooddooda, una istaagaan sidii ay dalkooda uga samata-bixin lahaayeen duruufaha caafimaad ee caabuqa Coronavirus uu dhaxal siiyey dalal badan oo caalamka ah. Madaxweynaha ayaa tilmaamay in shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed ay si weyn uga murugoodeen dadka Soomaaliyeed ee qurbaha […]

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in kiiskii labaad ee Caabuqa Karoona laga helay dalka

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in kiiskii labaad ee Caabuqa Karoona laga helay dalka

Baladweyne(HNN)- Wasiirka Caafimaadka iyo daryeelka bulshada xukuumada federaalka Soomaaliya Fowsiya Abiikar Nuur oo shir jaraa’id ku qabatay magaalada Muqdisho ayaa sheegtay in kiiskii labaad ee Caabuqa Karoona laga helay muwaadiin Soomaaliyeed oo ka yimid dalka dibadiisa islamarkana xaaladiisa hadda ay tahay mid wanaagsan. Fowsiya Abiikar Nuur ayaa shacabka Soomaaliyeed ka codsatay inay ku dadaalan fara […]

Farxadaadu arimahan bay ku xidhan tahay

Farxadaadu arimahan bay ku xidhan tahay

Muqdisho(HNN)-  Dhamaanteen farxad baynu rabnaa. Daraasaad la sameeyay waxa lagu sheegay in farxadaadu ay afar aimood ku xidhan tahay. Sadex ka mida ayaan cajaladan idinkula wadaagi. Ka faa’idayso.

kulan ku saabsan ammaanka iyo dib u heshisiinta oo lagu qabtay Buula burde

kulan ku saabsan ammaanka iyo dib u heshisiinta oo lagu qabtay Buula burde

Buula burder(HNN)- Wasiirka wasaarada dib u Heshiisiinta Hirshabelle Xildhibaan Cabdikariin Cali Nuur Noor ayaa shir guddoomiyay kulan looga hadlayay dib u heshisiinta iyo ammaanka oo lagu qabtay magaalada Buula burde, waxana Goobjoog ka ahaa Gudoomiyihii Hore Degmada Buulo burte Haatana ah Agaasimaha Xiriirka Degmooyinka Hirshabelle Abdi Daahir Guure iyo dhamaan Saraakiisha ciidamada Amaanka Degmada iyo […]

Madaxweyne Farmaajo oo bogaadiyey guusha shacabka iyo Dowladda Soomaaliyeed ay ka soo hoyeen Barnaamijka Deyn Cafinta

Madaxweyne Farmaajo oo bogaadiyey guusha shacabka iyo Dowladda Soomaaliyeed ay ka soo hoyeen Barnaamijka Deyn Cafinta

Muqdisho(HNN)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo bogaadiyey guusha shacabka iyo dowladda Soomaaliya ay ka gaareen barnaamijka Deyn Cafinta ayaa soo dhaweeyey heerka sare ee uu gaaray xiriirika iskaashi ee DFS iyo Hay’adaha Maaliyadeed ee Adduunka. Madaxweynaha ayaa tilmaamay in dowladda ay ka go’an tahay sii amba-qaadidda dadaallada horumarinta dhaqaalaha dalka, waxa […]

Guddiga joogta ee Baarlamanka Galmudug oo muddo kordhin u sameeyay caleemo saarka madaxda Galmudug

Guddiga joogta ee Baarlamanka Galmudug oo muddo kordhin u sameeyay caleemo saarka madaxda Galmudug

Dhuusamareeb(HNN)- Gudoomiye ku xigeenka 2aad ee Baarlamaanka DGGM ahna kusimaha Gudoomiyaha Baarlamaanka Marwo Faadumo Cabdi Faandhe ayaa shir gudoomisay kulanka gudiga joogtada ah ee Baarlamaanka DGG oo Ajandaha maantay looga doodayay uu ahaa mudo kordhintii 2aad ee Caleema-saarka Madaxwaynaha iyo Madaxwayne ku-xigeenka Galmudug, Kulanka ayaa waxaa ka soo qayb galay Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug Cali Daahir […]

Xalka fatahaada Baladweyne (Qormo)

Xalka fatahaada Baladweyne (Qormo)

Janaayo-5-2020(HNN)- Qormadayda caawa waxa ay ku saleysantahay inaan wax uun ka iraahdo fataahadda wabiga Shabeelle uu ka sameeyo magaalad Baladweyne iyo hareeraheeda. Qasaaraha nafeed iyo midka hantiyeed ay had iyo jeer sababto fatahaada uu sameeyo wabiga ma ahan mid indhaha laga daboolan karo ama dib loo dhigan karo. Marka ay dhibta fatahaada timaado bulshada Soomaaliyeed […]

Akhriso: Macluumaad ku saabsan taariikhda xeer-ilaaliyaha guud ee Qaranka

Akhriso: Macluumaad ku saabsan taariikhda xeer-ilaaliyaha guud ee Qaranka

Talaado, Nov,26-2019(HNN)- Xeer ilaaliyuhu waxa uu Dugsiga Hoose/Dhexe iyo Sare ku qaatay magaalada Burtinle ee Gobolka Nugaal, waxa uuna Dugsiga Sare ku dhameeyay isla Burtinle, 2003. Heerka koowaad Jaamacadda waxa uu ku soo qaatay Dalka Baakistaan, gaar ahaan Islamabad asaga oo ka qalin jabiyay Jaamacadda Caalamiga ah ee Islaamka, kulliyadda Shareecadda iyo Qanuunka. Shahaadada B.A […]

1 2 3 144