Akhriso:- Nuxurka Khudbaddii Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS ee Shirka Qaramada Midoobay

Akhriso:- Nuxurka Khudbaddii Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS ee Shirka Qaramada Midoobay

Axad, Sep, 30, 2018(HNN) Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad oo  Khudbad ka jeediyay shirka Golaha guud ee QM ayaa diiradda ku saarray horumarada nabadgelyada, siyaasadda iyo dhaqaalaha oo Dowladda Federaalka ay ka guul keentay, isagoo ugu baaqay Golaha Ammaanka in cunaqabataynta hubka ee saaran Soomaaliya […]

Ciidanka Xoogga Dalka oo Alshabaab kala wareegay deegaanno ka tirsan Jubbada Hoose

Ciidanka Xoogga Dalka oo Alshabaab kala wareegay deegaanno ka tirsan Jubbada Hoose

Axadd, Sep, 30, 2018(HNN) Ciidanka Xoogga Dalka Soomaliyeed oo kaashanaya kuwa Darwiishta Jubbaland ayaa howlgal ay ka sameeyeen Gobolka Jubbada Hoose kula wareegay deegaano hoostaga degmada Jamaame oo ay gacanta ku hayeen Maleeshiyada Al-Shabaab. Howl-galadan ayaa la sheegay in ay bilowdeen saaka aroortii hore kadib marii ciidamadu weerar qorsheysan ay ku qaadeen  ldeegaanna ku teedsan […]

1 141 142 143