Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo kusii Jeeda Gobolka Bakool

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo kusii Jeeda  Gobolka Bakool

Wasaaradda arrimaha Gudaha dowlada Federaalka  iyo Wasaaradda arrimaha Gudaha dowladaha Hoose ee maamulka Koofur galbeed ayaa ku howlan dhisida Golayaasha deegaanka, iyadoo wafdi kasocday oo hordhac u ahaa Madaxweynaha uu shalay gaaray degmada Ceelbarde ee Gobolka Bakool. Wararka haatan laga helayo degmada Ceelbarde ee Gobolka Bakool ayaa waxaa ay sheegayaan in Maanta aad loo adkeeyay […]

Tubta Horumarinta arrimaha bulshada oo qodobo muhiim ah looga hadlay

Tubta Horumarinta arrimaha bulshada oo qodobo muhiim ah looga hadlay

Axad-July-14-2019(HNN) Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS) mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa maanta guddoomiyay shir ay yeesheen guddi hoosaadka golaha wasiirrada ee tubta horumarinta arrimaha bulshada. Shirka maanta oo ay ka qeyb galeen wasaaradaha halbeegyada ku leh tubta horumarinta arrimaha bulshada ayaa looga hadlay horumarinta arrimaha bulshada iyo dardar gelinta fulinta qorshayaasha wasaaradaha […]

Muwaadin Soomaaliyeed oo xalay lagu dilay Wadanka Koonfur Africa

Muwaadin Soomaaliyeed oo xalay lagu dilay Wadanka  Koonfur Africa

Axad-July-7-2019(HNN)-Ninkan dhalinyarrada ah ee Soomaaliyeed ayaa lagu soo waramayaa in burcad koonfur Africaan ah ku dileen xalay deegaanka lagu magacaabo Naas ee Gobolka Mpumalanga Murxuumka oo magaciisa lagu sheegay Xuseen Cali Saqiir ayaa lagu waramayaa in lagu dilay dukaan uu ka shaqeynayay . Dalka Koofur Afrika ayaa waxaa ku badan dilalka loo geysto Soomaalida,waxaana sidoo […]

Shirkadda Uganda Airlines oo duulimaad toos ah ka bilaabeysa magaalada Muqdisho

Shirkadda Uganda Airlines oo duulimaad toos ah ka bilaabeysa magaalada Muqdisho

Axad-July-7-2019(HNN)-Shirkadda diyaaradaha Uganda Airlines ayaa lagu wadaa in duulimaad toos ah ay ka bilaawdo garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho 01 bisha Augusto ee sanadkan sida uu  xaqiijiyay Agaasimaha Waaxda Duulista Hawada Soomaaliya Axmed Macalin Xassan. Duulimaadkan tooska ah Uganda Airlines ay ku tagi doonto magaalada Muqdisho ayaa sare u qaadaya tirada shirkaddaha heerka […]

Booliska Gaalkacyo Oo Soo Bandhigay Haweeney Nin Iska Dhigtay Oo Hubeeysan

Booliska Gaalkacyo Oo Soo Bandhigay Haweeney Nin Iska Dhigtay Oo Hubeeysan

Axad-July-7-2019(HNN)-Taliska Booliska Gobolka Mudug ee Maamulka Galmudug ayaa soo bandhigay Gabar xirneyd Dharka raga,kuwaas oo dadka ula macaamili jirtay sida ragga oo kale,sidoo kalena hubeysneed. Taliyaha qeybta Booliska Gobolka Mudug Maxamed Nuur Cali (Gadaar) ayaa sheegay in baariraano dheer kadib Gabadha oo lagu Magacaabo Deeqo Cabdullahi Aadan balse ku qaraaban jirtay Deeq  la ogaaday inay […]

Faransiiska Oo Iran oo ku Qanciyay in wada hadaladda dib loo bilaabo

Faransiiska Oo  Iran oo ku Qanciyay in wada hadaladda dib loo bilaabo

Axad-July-7-2019(HNN)-Faransiiska iyo Iran ayaa ku heshiiyey in ay isla eegaan xaalado sahli kara in dib loo soo celiyo wadahadaladdii Nuclear-ka Iran ee ay horay uga heshiiyeen Awoodaha Dunida iyo Dowladda Iran, sida uu sheegay Madaxweyne Emmanuel Macron. Intii ay Telifoonka ku wada hadlayeen ayaa Madaxweyne Macron-ka faransiiska waxaa uu u sheegay Xasan Ruuxaani in heshiiskii […]

Dadka Giriigga oo u dareeray Goobaha codbixinta

Dadka Giriigga oo u dareeray Goobaha codbixinta

Axad-July-7-2019(HNN)-Dadka Giriiga ayaa maanta u dareeray goobaha codbixinta si ay usoo doortaan baarlamaan cusub, iyadoo Xisbiga midigta dhexe uu loolan adag gelinayo Dowladda uu hogaamiyo xisbiga Garabka bidix. Xisbiga Dimoqaraadiyadda Cusub ayaa dhankiisa  waxaa uu rijeynayaa in uu soo gaban-gabeeyo in ka badan Afar sano oo uu xukumayay Xisbiga Ra’iisul Wasaare Alexis Tsipras. Alexis Tsipras […]

Dowladda Soomaaliya oo digtay Hey’adaha degan Xalane

Dowladda Soomaaliya oo digtay Hey’adaha degan Xalane

Axad-July-7-2019(HNN)- Warqad kasoo baxday Xafiiska Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo duuulista Hawada Soomaaliya, ayaa fariin loogu diray Hey’adaha Caalamiga ah ee degan Xerada Xalane ee magaalada Muqdisho, sida Qaramada Midoobey, Midowga Yurub, AMISOM, Safaaradaha Caalamka, Sharikadaha duullimaadka iyo dhamaan Hey’adaha kale ee Caalamiga ah. Wasaaradda ayaa Warqada  ay soo saartay waxey Hey’adahaas ku ogeysiisay Magaca rasmiga […]

Ra’iisul Wasaare Khayre oo Dhuusamareeb Kula Kulmay Ganacsatada Kasoo Jeedda Galmudug

Ra’iisul Wasaare Khayre oo Dhuusamareeb Kula Kulmay Ganacsatada Kasoo Jeedda Galmudug

Sabti-July-6-2019(HNN) -Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS) mudane Xasan Cali Khayre, ayaa magaalada Dhuusamareeb kula kulmay Ganacsatada ka soo jeeda deegaannada dowlad gobaleedka Galmudug. Kulanka dhex maray Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre iyo ganacsatada ayaa looga hadlay arrimaha nabadeynta iyo dhismaha dowlad gobaleedka Galmudug dhammaystiran, loo dhanyahay kana shaqeysa danaha reer Galmudug. Ganacsatada ayaa Ra’iisul […]

Guddigii xaqiiqa raadinta dadkii lagu dilay Gaalkacyo & Dhuusamareeb oo gaaray Boosaaso

Guddigii xaqiiqa raadinta dadkii lagu dilay Gaalkacyo & Dhuusamareeb oo gaaray  Boosaaso

Sabti-July-6-2019(HNN) -Xubnaha Guddiga xaqiiqa raadinta ahaa ee ka kala socday Xildhibaanada golaha shacabka iyo maamulka Koonfur galbeed ayaa gaaray magaala xeebeedka boosaaso ee xarunta gobolka bari waxaa halkaasi kusoo dhoweeyay mas’uuliyiin ka tirsan Maamul Goboleedka Puntland iyo qeybaha kala duwan ee bulshada magaaladaasi. Guddiga ayaa magaaladda Boosaaso kulan kula qaatay bulshada kasoo jeeda deegaanadda koonfur […]