DHAGEYSO: Dhalinyarada ka shaqeysa dhismaha guryaha Baladweyne oo dhalinta kale ugu baaqay inay shaqeystan si ay uga marman tahriibka

DHAGEYSO: Dhalinyarada ka shaqeysa dhismaha guryaha Baladweyne oo dhalinta kale ugu baaqay inay shaqeystan si ay uga marman tahriibka

Arbaco, April, 17, 2019 (HNN)– Dhalinyaro  badan oo kunool magaalada beledweyne  ayaa ku dhiiraday in ay maareeyaan nolosha reerkooda iyaga o qaarkood ka shaqeeya  dhismaha guryaha Qaar kamid ah dhalinayaradan ayaa Radio Beerlula usheegay in ay ku qanacsan yihiin shaqadooda waxayna dhalinyarada kale ugu baqeen  inay shaqeystan si ay uga marman tahriibka. Warbixintan waxaa noo […]

DHAGEYSO: Guddiga olombikada gobolka Hiiraan oo ku dhawaaqay in dhawaan ay qaban doonaan tartan isboorti

DHAGEYSO: Guddiga olombikada gobolka Hiiraan oo ku dhawaaqay in dhawaan ay qaban doonaan tartan isboorti

Arbaco, April, 17, 2019 (HNN)– Guddoomiyaha ururka olombikada gobolka Hiiraan Cali Maxamed Cabdi Raaxoy oo u waramay radio Beerlula ayaa sheegay in dhawaan ay qaban doonaan tartan isboorti oo dhalinyarada looga wacyi gelinayo tahriibka iyo qabylada. Cali Maxamed Cabdi Raaxyo ayaa tilmaamay in isboortiga uu yahay is dhax gal bulsho isagoo sheegay inay diwaan geliyeen […]

DHAGEYSO: Maamulka Galmudug oo sheegay in biyo la’aan baahsan ay ka jirto gobolka Mudug.

DHAGEYSO: Maamulka Galmudug oo sheegay in biyo la’aan baahsan ay ka jirto gobolka Mudug.

Arbaco, April, 17, 2019 (HNN)– Wasiirka macdanta iyo biyaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Shire Faragle  oo shir jaraa’iid ku qabtay magaalada Galkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa sheegay in xiligan biyo la’aan baahsan ay ka jirto deegaano ka tirsan gobolka Mudug. Axmed Shire faragle ayaa sheegay in deegaano ka mid ah gobolka Mudug oo uu […]

Ciidamada dowladda oo toogasho ku dilay Nin xalay Bam gacmeed ku weeraray saldhig ciidan

Ciidamada dowladda oo toogasho ku dilay Nin xalay Bam gacmeed ku weeraray saldhig ciidan

Arbaco, April, 17, 2019 (HNN)– Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa ugu danbeyntii toogasho ku dilay Nin sida la sheegay in xalay Bam gacameed ku weeraray saldhig ciidamada dowladda ay ku leeyihiin degmada Wardhiigley. Qofka Bamka ku weeraray saldhigga ayaa la sheegay in uu markii danbe gudaha u galay guri ay deganaayeen dad shacab ah si uu […]

DHAGEYSO: Banaanbax nabadeed oo lagu qabtay Garoowe

DHAGEYSO: Banaanbax nabadeed oo lagu qabtay Garoowe

Talaado, Abril, 16-2019(HNN) Banaanbax nabadeed oo looga soo horjeedo kufsiyo dhawaan ka dhacay magaalooyinka Garoowe iyo Galkacyo ayaa waxaa ka qeyb galay dhalinyaro iskugu jira wiilal iyo gabdho. Dhalinyaradan  oo watay boorar ay ku qoran yihiin oday beeleed garoorse mahan, waxaan u baahanahay cadaalad iyo kufsiga qabiil malahan  ayaa banaanbax ka hor dhigay dhismayaasha waasaaraddaha […]

DAAWO SAWIRADA: Wasiirka cusub ee Wasaaradda Arrimaha Dastuurka oo xilka la wareegay

DAAWO SAWIRADA:  Wasiirka cusub ee Wasaaradda Arrimaha Dastuurka oo xilka la wareegay

Talaado, Abril 16-2019(HNN)- Xaflad uu xilka kula wareegayay Wasiirka cusub ee Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee XFS ayaa maanta ka dhacaday xarunta Wasaaradda waxaana ka soo qaybgalay Ra’iisulwasaare Ku-Xigeenka, Wasiirka cusub ee Wasaaradda Arrimaha Dastuurka, Wasiir Ku-Xigeenka Wasaaradda, Wasiiro dowlaha Xafiiska Ra’iisulwasaaraha, Gudoomiye Ku-Xigeenka Gudigga Madaxabanaan ee Dib-u-eegista Dastuurka iyo Hirgelinta Dastuurka, Gudoomiyaha Gudigga La-socodka Dib-u-eegista […]

DHAGEYSO: Deegaano dhanka waqooyi ka xiga Baladweyne oo biyo dhaamin laga sameeyay.

DHAGEYSO: Deegaano dhanka waqooyi ka xiga Baladweyne oo biyo dhaamin laga sameeyay.

Talaado, April, 16, 2019 (HNN)– Ururka midnimada gobolka Hiiraan  ayaa deegaano dhanka waqooyi  ka xiga magaalada Baladweyne oo ay ku sugan yihiin dad dan yar ah gaarsiiyay biyo nadiif ah. Deegannada biyo dhaaminta laga sameeyay ayaa waxaa ka mid ah Barbaar cad iyo dheen xaluul. Guddoomiyaha ururka midnimada gobolka Hiiraan Cabdi muumin Cilmi ayaa sheegay in […]

DHAGEYSO: Dhaqaatiirta Baladweyne oo waalidiinta ugu baaqay in caruurtoda ka ilaaliyaan isticmaalka biyaha webiga shabeelle.

DHAGEYSO: Dhaqaatiirta Baladweyne oo waalidiinta ugu baaqay in caruurtoda ka ilaaliyaan isticmaalka biyaha webiga shabeelle.

Talaado, April, 16, 2019 (HNN)– dhaqaatiirta ka howlgala magaalada Baladweyne ayaa shacabka degan magaalada  uga digay isticmaalka biyaha webiga shabeelle maadaam midabka iyo dhadhanka biyaha ay isbedeel islamarkana laga yaabo inay cuduro ka dhashan. Warbixintan waxaa noo haya Cabdulqaadir Cumar Ibraahim Nadaara. Maxamed Yuusuf Cabdulaahi Hiilnews.com Myuusuf02015@gmail.com

Ganacsade Soomaaliyeed oo xalay lagu dilay dalka Koonfur Africa

Ganacsade Soomaaliyeed oo xalay lagu dilay dalka Koonfur Africa

Talaado, April, 16, 2019 (HNN)– Wararka ka imanaya dalka Koonfur Africa ayaa sheegaya in xalay koox burcad ah ku dishay magaalada King Willaims Ganacsade Soomaaliyeed oo lagu magacaabi jiray Mukhtaar Cumar. Sidoo kale kooxda burcad ah ayaa la sheegay in ay qaateen lacag u taalay Goobtiisa Ganacsi, iyaga oo intaasi kadib goobta ka baxsaday. Dhinaca kale […]