DAAWO: Aqalka Sare oo saddex maalin u qabtay Farmaajo iyo Kheyre inay ku cadeeyaan mowqifkooda ku aadan khilaafka kala dhexeeya maamul goboleedyada

DAAWO: Aqalka Sare oo saddex maalin u qabtay Farmaajo iyo Kheyre inay ku cadeeyaan mowqifkooda ku aadan khilaafka kala dhexeeya maamul goboleedyada

Sabti, October, 20, 2018(HNN) Guddoomiyaha Aqalka Sare  Cabdi Xaashi Cabdulahi ayaa madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulahi Farmaajo iyo ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xassan Cali Kheyre ugu baaqay in muddo saddex maalmood gudaheed ku soo cadeeyaan mowqifkooda ku aadan khilaafka kala dhexeeya dowlad goboleedyada. Maxamed Cabdi Saney. Hiilnews.com Info@Hiilnews.com

SAWIRRO: Wasiir ku xigeenka wasaaradda waxbarashada XFS oo la kulmay saraakiil ka tirsan AMISOM.

SAWIRRO: Wasiir ku xigeenka wasaaradda waxbarashada XFS oo la kulmay saraakiil ka tirsan AMISOM.

Sabti, October, 20, 2018(HNN) Wasiir ku xigeenka wasaaradda waxbarashada hiddaha iyo tacliinta sare ee xukuumadda federaalka Soomaaliya Feysal Cumar Guuleed  ayaa maanta xafiiskiisa magaalada Muqdisho ku qaabilay saraakiil ka tirsan ciidamada booliska AMISOM, iyo xubno ka tirsan maamulka gobolka Banaadir. Saraakiisha uu la kulmay wasiir ku xigeenka waxbarashada Soomaaliya ayaa waxaa ka mid ah  Johnson […]

DAAWO SAWIRADA: Shirka Xirfadleyda Teknoojiyada oo ka furmay Muqdisho

DAAWO SAWIRADA: Shirka Xirfadleyda Teknoojiyada oo ka furmay Muqdisho

Sabti, October, 20, 2018(HNN) Maareeyaha Guud ee Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka, Md Cabdi Sheekh Axmed, ayaa si rasmi ah u furay shirka xirfadleyda teknolojiyada ee Somalia Network Operators Group (SomNOG), kaas oo isku keenay khubarada internetka, shirkadaha ka ganacsada internetka, bahda waxbarashada iyo dadka daneeya arrimaha internetka Soomaaliya. Shirkan oo hal-hayskiisu yahay “Sida internetku u xoojiyo […]

Qatar Oo Maanta Ka Dhagax Dhigtay Muqdisho Dhismaha Masjidka Suuqa Afleershe Ee Muqdisho,

Qatar Oo Maanta Ka Dhagax Dhigtay Muqdisho Dhismaha Masjidka Suuqa Afleershe Ee Muqdisho,

Sabti, October, 20, 2018(HNN) Wasiiru Dowlaha Wasaaradda  Awqafta iyo Arrimaha Diinta Xukuumadda Soomaaliya Mudane C/xakiin Xasan Ibraahim Ashkir, guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane C/raxmaan Cumar Cusamaan Yariisow iyo Safiirka Dowladda Qadar u fadhiya Soomaaliya ayaa maanta si wadajir ah u dhagax-dhigay Dib u dhis lagu sameynayo Masjidka Taariikhiga ah ee Suuqa Afleershe ee Degmada Boondheere. Waxaa ka […]

Maxkamadda sare ee Ciidamada oo ku raacday xukun ay horay u riday Maxkamadda darajada 1aad.

Maxkamadda sare ee Ciidamada oo ku raacday xukun ay horay u riday Maxkamadda darajada 1aad.

Sabti, October, 20, 2018(HNN) Maxkamadda sare ee Ciidamada qalabka sida ayaa ku raacday xukun ay horay Maxkamadda Darajada koowaad ku riday askar lagu soo eedeeyay inay dil geysteen. Xukunka askarta lagu riday ayaa laga qaatay racfaan, iyadoo Maxkamadda sare ee ciidamada qalabka sida ay u fariisatay dhageysiga racfaanka laga qaatay xukunkii ay horay u riday […]

Xildhibaanada Galmudug ee Cadaado oo doortay Madaxweyne cusub (Daawo Sawirro)

Xildhibaanada Galmudug ee Cadaado oo doortay Madaxweyne cusub (Daawo Sawirro)

Sabti, October, 20, 2018(HNN) Axmed Maxamed Maxamuud (Baasto) ayaa goor dhow loogu doortay magaalada Cadaado madaxweynaha cusub ee maamulka Galmudug. Baasto oo horey u soo noqday Wasiirka Arrimaha Gudaha ee maamulka Galmudug ayaa hadda noqonaya madaxweynihii labaad ee uu yeesho maamulka Galmudug. Doorashadda Maanta ka dhacday Cadaado ayaa waxaa ku tartamaayay labadda Musharax ee kala ah […]

Doorashada Madaxweynaha cusub ee Galmudug oo ka socota Cadaado

Doorashada Madaxweynaha cusub ee Galmudug oo ka socota Cadaado

Sabti, October, 20, 2018(HNN) Magaalada Cadaado ayaa waxaa ka socota doorashada Madaxweyne cusub oo maamulka Galmudug yeesho, iyadoo marka doorashadan ay dhamaato ay Galmudug yeelab doonto madaxweynihii labaad. Doorashadan oo ay xildhibaannada Barlamaanka Galmudug ka qeyb galayaan waxaa shir guddoominaya Cali Gacal Casir oo ah guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug oo ay xilka ka qaadeen baarlamaanka Garabka […]

Madaxda Maamul goboleedyada oo ku shiraya magaalada Garowe

Madaxda Maamul goboleedyada oo ku shiraya magaalada Garowe

Sabti, October, 20, 2018(HNN) Golaha Iskaashiga dowlad Goboleedyada ayaa lagu wadaa in todobaadkan uu shir uga furmo magaalada Garowe, kaasoo ahaa mid horay loo qorsheeyay. Shirka Garowe oo la filayay inuu dhaco 10-ka bishan ayaa arrimo farsamo dib ugu dhacay, waxaana shirkan la sheegay in looga tashanayo aayaha dalka iyo xaalada uu dalku marayo. Wararka ayaa […]

Taliyaha Ciidanka xoogga dalka oo la kulmay Madaxweynaha Jubbaland Axmed

Taliyaha Ciidanka xoogga dalka oo la kulmay Madaxweynaha Jubbaland Axmed

Sabti, October, 20, 2018(HNN) Jen. Indha Qarshe ayaa ka mahadceliyay soo dhoweyntii loogu sameeyay Kismaayo, isagoo tilmaamay in safarkiisa uu ku saabsan yahay sidii uu ugu kuur geli lahaa xaalada Taliska qeybta 43aad ee ciidanka xoogga dalka. Waxaa uu sheegay in Taliska qeybta 43aad uu yahay mid muhiimad weyn u leh la dagaalanka Al-Shabaab. Taliyaha […]

Qarax ka dhex dhacay guri ku yaalla Muqdisho iyo khasaare nafeed oo ka dhashay

Qarax ka dhex dhacay guri ku yaalla Muqdisho iyo khasaare nafeed oo ka dhashay

Sabti, October, 20, 2018(HNN) Qarax ayaa goor dhoweyd ka dhacay guri ku yaalla xaafada Buulo-mugdi oo ka tirsan degmada Dayniile ee magaalada Muqdisho kaasoo geystay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Sida dadka deriska ah ay sheegayaan qaraxan ayaa yimid ka dib markii nin ka mid ahaa qoyska gurigaas degan uu garaacay waxyaabo qarxa oo […]

1 92 93 94 95 96 99